Himilo international primary&Secondary School

Himilo international primary&Secondary School Bar Ama Baro

06/05/2026
24/04/2026

Tartan iyo tacliin

23/04/2026

Watch, follow, and discover more trending content.

22/04/2026

Tartan iyo tacliin falada Kala ah
Form one Vs Form two
22/4/2026

20/03/2026

BAHAD ISKUULKA H/DHEXE IYO SARE EE Himilo Al.Caalamiya
waxay hambalyo iyo bogaadin u diraya dhammaan shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan ardayda, macallimiinta, waalidiinta, iyo bahda waxbarashada guud ahaan, munaasabadda barakeysan ee Ciidul Fitriga.

Hambalyo Ciid Wanaagsan.

مدرسة هملو العالمية الاساسيه والثانويةتهنئةقال تعالى :بسم الله الرحمن الرحيم{ شَهْرُ رَمَضَانَ الَّذِي أُنْزِلَ فِيهِ ال...
17/02/2026

مدرسة هملو العالمية الاساسيه والثانوية
تهنئة
قال تعالى :
بسم الله الرحمن الرحيم
{ شَهْرُ رَمَضَانَ الَّذِي أُنْزِلَ فِيهِ الْقُرْآنُ هُدًى لِلنَّاسِ وَبَيِّنَاتٍ مِنَ الْهُدَى وَالْفُرْقَانِ فَمَنْ شَهِدَ مِنْكُمُ الشَّهْرَ فَلْيَصُمْهُ وَمَنْ كَانَ مَرِيضًا أَوْ عَلَى سَفَرٍ فَعِدَّةٌ مِنْ أَيَّامٍ أُخَرَ يُرِيدُ اللَّهُ بِكُمُ الْيُسْرَ وَلَا يُرِيدُ بِكُمُ الْعُسْرَ وَلِتُكْمِلُوا الْعِدَّةَ وَلِتُكَبِّرُوا اللَّهَ عَلَى مَا هَدَاكُمْ وَلَعَلَّكُمْ تَشْكُرُونَ }
[سُورَةُ البَقَرَةِ: ١٨٥]
تتقدم الإدارة العليا بأصدق آيات التهاني والتبريكات لمنسوبيها وطلابها وأساتذتها والعاملين بها،والشعب الصومالي والأمة الإسلامية بمناسبة حلول شهر رمضان المعظم، سائلين الله أن يجعله شهر خير وبركة، وأن يعيده على بلادنا بالأمن والسلام والاستقرار. وأن يتقبل الصيام والقيام وصالح الأعمال وأن يجعله فرصة لتجديد الإيمان، وتعزيز التسامح والتكامل.وأن يتم الأمن في كل ربوع بلادنا الحبيبة.. ويرد كيد الكائدين.
وكل عام وأنتم بخير
الإدارة المدرسة

*🎓 Hambalyo Xaflad Qalinjabin Qur’aanka  🕌*Waxaan halkan hambalyo iyo bogaadin kal iyo laab ah uga diraynaa dhammaan ard...
07/02/2026

*🎓 Hambalyo Xaflad Qalinjabin Qur’aanka 🕌*

Waxaan halkan hambalyo iyo bogaadin kal iyo laab ah uga diraynaa dhammaan ardayda ka qalinjabisay *Himilointernationalschool* qeybta Qur'aanka kariimka
Waa maalin taariikhi ah oo lagu farxo, maalin lagu arko dadaalkii miro-dhalay.

Xafladda qalinjabinta
ardeyda dhamaysay *30 Juzz* oo Qur’aan
Waxay ahayd xaflad heerkeedu sareeyo, una qalanta dadaalka iyo juhdiga ardayda muujisay.

Alle ha barakeeyo macallimiinta sharafta leh ee juhdiga badan geliyey ardaydaas. Khaasatay hagaha iskuulka. Ilaahay ha ka abaalmariyo miisaanka xasanaadka, hana ka dhigo camalkooda mid loogu beddelo janno iyo kheyr fara badan. Aamiin Yaa Rabb.

Sidoo kale, bogaadin iyo mahadnaq gaar ah ayaan u diraynaa waalidiintii dadaalka geliyey ubadkooda, iyo culimada iyo marti-sharafta kasoo qayb gashay xafladdaas. Garab-jooggiinnu waa dhiirrigelin iyo sharaf u ah ilmihii wax baranayay.

اللهم بارك لهم في علمهم، وانفعهم بما علمتهم، واجعلهم من أهل القرآن الذين هم أهلك وخاصتك، ووفقهم لما تحب وترضى، يا أرحم الراحمين.
*اللهم آمين* 🤲

- *Hijri:* 18 shacbaan 1447 AH
- *Miladi:* 6.Agoosto 2026

✍️*حفظكم الله ورعاكم

𝐓𝐀𝐂𝐒𝐈 TIIRANYO LEH( إِنَّا لِلَّهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعُونَ) ‎إن لله ما أخذ ، وله ما أعطى ، وكل شيء عنده بأجل مسمى M...
06/02/2026

𝐓𝐀𝐂𝐒𝐈 TIIRANYO LEH

( إِنَّا لِلَّهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعُونَ)
‎إن لله ما أخذ ، وله ما أعطى ، وكل شيء عنده بأجل مسمى

Maamulka, macallimiinta iyo ardayda bahda Himilo international school waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyska, ehelka, qaraabada Macalin Mowliid C/rasaaq Maxamuud oo ku geeryooday Magaalaada Moqdisho

Waxaan Ilaahay uga baryaynaa inuu naxariistiisa Janno ka waraabiyo, dembigiisana dhaafo, qabrigiisna u waasiciyo, samir iyo iimaanna ka siiyo dhammaan qoyskeeda, ardaydii ay soo barbariyey iyo bahda waxbarashada.

Alle ha u naxariisto, Aamiin.

Address

Afgooye Yare
00252

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 06:00 - 17:45

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Himilo international primary&Secondary School posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category