Kalkaal primary and secondary school

Kalkaal primary and secondary school Dugsiga kalkaal waa xarun kaamilo'e
Aqoonta kiilan tahoo
Dadku ku kifaaxeene'e
kaalintiisa waxbarasho

22/09/2026

Kulanmii tartanka saaxiibtinimada ahaa
Ee u dhexeeyey 6A girls vs 6B girls
ee dugsiga dhexe
Maadadu:waa af-soomaali

21/09/2026

Kulankii tartanka saaxiibtinimada ahaa ee u dhexeeyey 6A girls vs 6B girls ee dugsiga dhexe
Maadadu: waa carabi

21/09/2026

Kulankii Tartanka saaxiibtinimada ahaa ee u
Dhexeeyey 6A girls vs 6B girls ee dugsiga dhexe
Maadadu:waa tarbiyo

20/09/2026

Kulankii tartanka ahaa ee saaxiibtinimo ee u dhexeeyey 6A girls vs 6B girls ee dugsiga dhexe

20/09/2026

Keydka xasuusaha dugsiga kalkaal lafoole
Macallimiin badan oo xushmad iyo ixtiraam
Aan u heyno ayaa halganka ka soo qeyb qaatay
Si dhallinta degaanka lafoole ay u noqdaan
Kuwa cilmi leh hormarna u hiigsadaan

20/09/2026

Keydka xasuusaha dugsiga kalkaal lafoole
Mid ka mid macallimiintii u soo haalgantay
Oo wareysi kooban siiye weriye mushakal

19/09/2026

Keydka xasuusaha dugsiga kalkaal lafoole
Mid ka mid ah macallimiintii u soo halgantay
Oo wareysi kooban siiyey
Weriye mushakal

18/09/2026

Keydka xasuusaha dugsiga kalkaal lafoole
Wareysiyadii laga qaaday qeybta gabdhaha
Iyo himilada ay hiigsanayaan

17/09/2026

Keydka xasuusaha dugsiga kalkaal lafoole
Wareysiyadii laga qaaday ardayda
Dhanka wiilasha xilligii waxbarashada ay
ku jireen Iyo hormarka ay hiigsanayaan

16/09/2026

Keydka xasuusaha dygsiga kalkaal lafoole
Mid ka mid ah macallimiintii u soo halgantay
Oo cashar u sharxay grade 7
Ahna dufcadii 6aad ee ka qalin bedelaneysa
F4 sanadkaan 2026-2027

Address

LAFOOLE
Afgooye Yare

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kalkaal primary and secondary school posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Kalkaal primary and secondary school:

Shortcuts

Share