Waxaan u hambayeenaynaa qalinjebiyaasha sannadkaan, gaar ahaan Adado learning Center class, waxaaan idin la qaybsanaynaa farxadda & damaashaadka guushiina, waxaana idin leenahay h**e u socda.
Adado Learning Center, SIMAD University
This is the official account of the Adadolearningcenter, a regional campus of @simaduniversity , Sh
انا لله وانا اليه راجعون
Maamulka, macalimiinta &ardaduba waxay ka tacsiyeeynayaan geerida naxdinta leh ee ku timid Ahmed Ali Omar oo ka mid ahaa ardadii wax ka baratay jaamacadda.
Allaha u naxariisto marxuumka, ehelkana sabar iyo iimaan buuxa ka siiyo, innagna gadaashii nama fidneeyo.
19/08/2023
Ogaysiis muhiim dhamaan ardayda ka baxday dugsiyada sare ee deegaanada Galmudug
Waxaa la ogaysiinayaa in si toos ah ay
usocota is diiwaan galinta ardayda cusub ee sanad dugsiyeedka 2023-2024 ee jaamacadda SIMAD faraceeda Degmada Cadaado.
Wixii faahfaahin ah kala xiriir lambarada hoos ku xusan
0618610402-0612509030-0615324529
Waxaa si toos ah usocota is diiwaan galinta ardayda cusub ee sanad dugsiyeedka 2023-2024 ee jaamacadda SIMAD faraceeda Degmada Cadaado.
Wixii faahfaahin ah kala xiriir lambarada hoos ku xusan
0618610402-0612509030-0615324529
16/08/2023
MUHIIM AH ,
Jamacadda SIMAD UNIVERSITY faraceeda Degmada Cadaado waxay ogaysiinaysaa dhammaan ardayda dugsiyada sare kabaxday inay si toos ah ufurmatay diiwaan galinta ardayda cusub ee sanadka 2023-2024.
Wixii faahfaahin dheeri ah kalaxiriir taleefanada hoos kuqoran, mahadsanidiin.
0618610402-0612509030-0615324529
19/03/2023
Sawiro Q1aad.
Waxaa si guul ah ku soo dhamaaday koobkii kulliyadaha jaamacadda SIMAD Adado, oo ay soo qaban qaabisay Xukuumadda ardayda jaamacadda SIMAD Cadaado
Hambalyo kulliyadda Social Sciences oo ku guulaysatay koobka kulliyadaha jaamacadda SIMAD fareceeda Adado sanadka 2023, waxaad muujiseen dadaal dheeri ah ,
Waxaa koobka gudoonsiiyey maamulka jaamacadda SIMAD fareceeda Adado.
.edu.so
18/03/2023
Natiiqada kulankii final ka ahaa
Waxaa koobka kulliyadaha jaamacadda SIMAD Adado qaaday social sciences.
Goordhow filo sawirada.
Simad leads.
17/03/2023
FINAL
Galabtay 4:00pm waxaa garoonka golden stadium 🏟 noogu sooxirmi doona Tartankii kubadda cagta ee kulliyadaha jaamacadda SIMAD, final waxaa is la yimid labada kulliyadood ee galabtay dheeli doonta iyo .
11/03/2023
Natiijada kulankii xalay dhexmaray
Information Technology IT iyo
Management Sciences.
08/03/2023
isbuucaan.
Waxaa semifinal is la aadi doona afartaan kulliyadood.
Hadaba yaad u rajaynaysaa inuu final tago ama koobka qaado.
03/03/2023
Natijadii kulankii xalay dhexmaray accountancy iyo management sciences.
Guushuna waxay raacday management sciences.
23/02/2023
Kulankii caawa Education iyo Accountancy waxay guushu raacday Accountancy.
.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Website
Address
Adado
2526