Xukuumadda Ardayda Jaamacadda SIMAD Adado-XAJSA.

Xukuumadda Ardayda Jaamacadda SIMAD Adado-XAJSA.

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Xukuumadda Ardayda Jaamacadda SIMAD Adado-XAJSA., College & University, Adado.

17/08/2023
17/08/2023

Waxaa xafiis ka jaamacadda SIMAD fareceeda dagmada Adado kafurmay diwaan galinta ardayda cusub ee sanad dugsiyeedka 2023-2024.

Wixii faahfaahin ah kala xiriir lambarada hoos ku xusan

0618610402-0612509030-0615324529.


Photos from Xukuumadda Ardayda Jaamacadda SIMAD Adado-XAJSA.'s post 18/07/2023

Ardayda dhamaysatay kulliyadda waxbarashada ee jaamacadda SIMAD University ,Adado Learning Center oo qabsaday xaflad mahadcelin ,dardaaran iyo sagootin isugu jirta.

Hanbalyo

Learning Center
# class of 2023🎓
Faculty of Education.

Photos from Xukuumadda Ardayda Jaamacadda SIMAD Adado-XAJSA.'s post 19/03/2023

Sawiro Q1aad.

Waxaa si guul ah kusoo dhamaaday koobkii kulliyadaha jaamacadda SIMAD Adado, oo ay soo qaban qaabisay Xukuumadda Ardayda Jaamacadda SIMAD Adado-XAJSA.

Hanbalyo kulliyadda Social Sciences oo kuguulaystay koobka kulliyadaha jaamacadda SIMAD fareceeda Adado sanadka 2023, waxaad muujiseen dadaal dheeri ah ,
Waxaa koobka gudoonsiiyey maamulka jaamacadda SIMAD fareceeda Adado.



.edu.so

18/03/2023

Natiiqada kulankii final ka ahaa
Waxaa koobka kulliyadaha jaamacadda SIMAD Adado qaaday social sciences.

Goordhow filo sawirada.

Simad leads.

17/03/2023

FINAL
Galabtay 4:00pm waxaa garoonka golden stadium 🏟 noogu sooxirmi doona Tartankii kubadda cagta ee kulliyadaha jaamacadda SIMAD, final waxaa is la yimid labada kulliyadood ee galabtay dheeli doonta iyo .

17/03/2023

Cayaartii shalay waxa guushu raacday social sciences oo final yimid

11/03/2023

Natiijada kulankii xalay dhexmaray
Information Technology IT iyo
Management Sciences.

08/03/2023

isbuucaan.

Waxaa semifinal is la aadi doona afartaan kulliyadood.
Hadaba yaad u rajaynaysaa inuu final tago ama koobka qaado.

06/03/2023

U adeegidda bulshada .

Ardayda waxkabarata jaamacadda SIMAD Adado.

Adado Learning Center, SIMAD University

Adado General hospital 🏥.

03/03/2023

Natijadii kulankii xalay dhexmaray accountancy iyo management sciences.
Guushuna waxay raacday management sciences.

Want your school to be the top-listed School/college in Adado?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Address


Adado
252