20/04/2023
Magalada Cadado waxaa ka socda qaban-qaabada Daah-furka urur siyaasadeedka DAN-BULSHO.
Adiguna weli qayb ayaad ka noqon kartaa sida ka Muuqata danta bulshada ayaa u daw ah.
Multimedia Somali Journalist || Chief editor of Xogsan Films
20/04/2023
Magalada Cadado waxaa ka socda qaban-qaabada Daah-furka urur siyaasadeedka DAN-BULSHO.
Adiguna weli qayb ayaad ka noqon kartaa sida ka Muuqata danta bulshada ayaa u daw ah.
18/04/2023
Waxaan mahad iyo bogaadin u dirayaa ururka Gabdhaha aqoon-yahanka ee degmada Cadaado Adado Women Youth Association oo isku howlay Ka farxinta & ciidsiinta qaar ka carruurta agoonta Ah iyo kuwa danyarta ah ee ku nool degmada.
Howl qabashadedu qasab nagu aheyd ayaad naga Kafaalo qaadeen ee Rabbi ajar & xasanaad aan Lasoo koobi karin ha idinkq siiyo.
18/04/2023
Sanadkee ayaa kuugu murugo badnaa, comment Nagula wadaag.
Aniga waxa uu ahaa 2020 oo aan waayey Walaal Qofka aan maanta ahay Allah ka sokow isagu ka Dambeeyey😭
Waan bogaadinayaa dhallin-yarada howl-gelisay Xaruntan Caroog Mini Market waxa ayna qayb ka Qaadaneysaa bilicda & kobaca dhaqaale ee Degmada.
Waxa ay billow wanaagsan u tahay tallaabooyinka Horumarineed oo ay hiigsanayaan dhallin-yarada Deegaanka.
16/04/2023
Waxaan tacsi u dirayaa oo aan murugada la Qaybsanayaa walaal & Sxp Abdirizak Alcadaala oo Uu Aabbihii ku geeriyooday Cadaado.
Sxp Aabbo Allah samir & Iimaan buuxa ha innaga Siiyo innagana gadaashiisa nama fidneeyo Jannatul Firdowsna ha ugu deeqo maalin kheyr leh Ayuu geeriyoodee.
Masha Allah🥰💯
Dhulkii Daraawiishta oo barwaaqeysan
16/04/2023
Allah ka sokow waa qofka sababta u ahaa inaan Maanta noqdo qof magac leh, si fican ii soo Barbarisay, igu ababisay diinta & dhaqanka suuban Ee Soomaliyeed, i bartay xushmadda iyo qadarinta Dadka kale ee hareeraheyga ah.
Hooyo macaan, abaalkaaga ma gudi karo ee Rabbi Adduun & Aakhiraba hakuu dembi dhaafo.
Intaad hooyo dhankeyga joogto waxba igama Dhimana dunidan, Alxamdulillaah.
Xilligii dugsi Qur"aanka gabadh hadey i dhahdo qad ii soo riiq ama ii soo qas, habeenkaas oo dhan Farxad bey ii ahaan jirtay oo sidaas ayaanba ugu Heystay inaan gabadha shukaansaday.
Caku ciyaalnimo xaniinyo leh🤣🤣🤣
Ardeynimo🥰📚🙏, Fasalkee tahay adigu?
07/02/2023
Eegmada nuucaan ah, magacee u taqaan adigu?
F.G:- Aniguna qof baan eegayey🤣🤣