Qaradhi Garden.
Aqoonbile Primary School
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Aqoonbile Primary School, Education, Cadaado, galmudug, Adado.
19/03/2026
عيد مبارك كل عام وانتم بخير تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال.
Farxaan Haybe oo katirsan qalin jabiyaasha dugsiga ayaa soo jeediyay maansadaan uu kaga hadlayo muhiimadda waxbarashada iyo halkii uu kasoo bilaabay.
Guddoomiyaha waxbarashada degmada Godinlabe
Abdullahi Mohamud Hersi ayaa dhankiisa hambalyo ujeediyay qalin jabiyaasha dugsiga Aqoonbile Primary School .
Guddoomiyaha dhalinyarada deegaanka Qaradhi Cabdisalaam ciise Axmed oo hadal kajeediyay munaasabadda qalin jabinta Dufcaddii ugu horreysay ee kabaxda fasalka 8aad dugsiga dhexe ee Aqoonbile Primary School ayaa hambalyo iyo bogaadin udiray qalin jabiyaasha dugsiga.
Madaxa Emis-ka Gobolka Galgaduud ee Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha & Tacliinta Sare Ee Galmudug , Abdullahi Mohamed Ahmed oo kamid ahaa mas,uuliyiinta kasoo qeyb gashay munaasabadda ayaa kalimad dhiirrigalin ah ujeediyay ardayda kaqalin badalaysa dugsiga dhexe ee Aqoonbile Primary School.
Liibaan Mohamed Omar guddoomiyaha waaxda Galbeed ee Degmada Cadaado oo hadal kajeediyay munaasabadda ayaa u hambalyeeyay ardayda qalin badalanaysa, kulana dar daarmay in dadaalkooda sii laba jibaaraan.
Maamulaha dugsiga Aqoonbile Primary School Abdiwali Qasim Salad ayaa ka warbixiyay ujeedada loo qabtay munaasabadda isga oo umahad celiyay kasoo qeyb galayaasha, waalidka ardayda iyo ardaydii kaalimaha kasoo gashay imtixaankii u danbeeyay.
Hadal jeedinta Guddoomiye kuxigeenka guddiga waalidiinta dugsiga Cabdulqadir Cali Maxamed ee munaasabadda qalin jabinta Dufcaddii ugu horreysay ee kabaxda fasalka 8aad dugsiga dhexe Aqoonbile Primary School .
Muuqaal.
22 November 2025.
Waxaa noo qabsoomay munaasabadda qalin jabinta Dufcaddii ugu horreysay ee kabaxda fasalka 8aad dugsiga dhexe ee Aqoonbile Primary School .
Munaasabadda waxaa kasoo qeyb galay madax kasocota Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha & Tacliinta Sare Ee Galmudug ,guddiga waalidiinta dugsiga, waalidiinta iyo guddoomiyaha dhalinyarada deegaanka Qaradhi.
Gaban gabadii munaasabadda waxaa abaalmarino la guddoom siiyay ardaydii kaalimaha ka galay imtixaankii ugu danbeeyay sanad dugsiyeedka, iyada oo fasal waliba laga abaal mariyay saddexda arday ee ugu sareysa.
Waxaan u mahadcelinaynaa kasoo qeyb galayaasha munaasabadda, qaban qaabiye yaasha iyo guud ahaan bahda duga aqoon bile oo isku duuban.
🎥 Wariye Gaashaan.
23/11/2025

Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Cadaado, Galmudug
Adado