Galmudug State University
Exploring wisdom and nurturing leadership
18/06/2026
Hambalyo ardayda kulliyadda management science oo difaacday buuggooda qalin jabinta dufcaddii 2-aad ee jaamacadda galmudug.
Ti ktok:-https://www.tiktok.com/
Youtube:- https://youtube.com/
18/06/2026
Hambalyo ardayda kulliyadda caafimaadka qaybta nursing-ka oo maanta difaacday buuggooda qalin jabinta dufcaddii 2-aad ee jaamacadda galmudug.
Ti ktok:-https://www.tiktok.com/
Youtube:- https://youtube.com/
17/06/2026
Waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa ardayda kulliyadda caafimaadka gaar ahaan qaybta caafimaadka dadwaynaha(public health )oo maanta difaacday buuggooda qalin jabinta dufcaddii 2-aad ee jaamacadda galmdug.
Booqo degalladeenna kale ee bulshada
Tiktok:- https://www.tiktok.com/
Youtube:- https://youtube.com/
26/05/2026
Ciid wanaagsan
كل عام وأنتم بخير
Maamulka, macalimiinta iyo dhammaan bahda jaamacadda Galmudug state university waxay hambalyo u dirayaan shacabka soomaaliyeed iyo guud ahaan umadda muslimiinta munaasabadda ciidul adxa.
Waxaan alle ka baryeynaa inuu naga aqbalo cibaadada, caafimaad iyo nabadgalyana nagu gaarsiiyo ciiddaan ciiddeeda kale.
Ciid wanaagsan.
23/05/2026
Booqashooyinka Dugsiyada Sare – GSU 2026
Maamulka Jaamacadda GSU ayaa booqasho rasmi ah ku tagay Degmadda Godinlabe Dugsiyada Ku yaala Gaar ahan Dugsiga Sare Waabari, taasoo qeyb ka ah barnaamijka booqashooyinka dugsiyada sare.
Booqashadan waxaa diiradda lagu saaray wacyigelinta ardayda, soo bandhigista fursadaha waxbarasho ee jaamacadda, iyo hagidda ardayda si ay u doortaan mustaqbal waxbarasho sax ah.
Maamulka GSU wuxuu sii xoojinayaa xiriirka ka dhexeeya jaamacadda iyo dugsiyada sare, isagoo ka shaqeynaaya horumarinta aqoonta iyo kobcinta himilooyinka Ardayda Soomaaliyeed.
Booqo degalladeenna kale ee bulshada
Tiktok:- https://www.tiktok.com/
Youtube:- https://youtube.com/
See less See less
23/05/2026
Booqashooyinka Dugsiyada Sare – GSU 2026
Maamulka Jaamacadda GSU ayaa booqasho rasmi ah ku tagay Degmadda Godinlabe Dugsiyada Ku yaala Gaar ahan Dugsiga Sare Godinlabe, taasoo qeyb ka ah barnaamijka booqashooyinka dugsiyada sare.
Booqashadan waxaa diiradda lagu saaray wacyigelinta ardayda, soo bandhigista fursadaha waxbarasho ee jaamacadda, iyo hagidda ardayda si ay u doortaan mustaqbal waxbarasho sax ah.
Maamulka GSU wuxuu sii xoojinayaa xiriirka ka dhexeeya jaamacadda iyo dugsiyada sare, isagoo ka shaqeynaaya horumarinta aqoonta iyo kobcinta himilooyinka Ardayda Soomaaliyeed.
Booqo degalladeenna kale ee bulshada
Tiktok:- https://www.tiktok.com/
Youtube:- https://youtube.com/
See less
17/05/2026
Booqashooyinka Dugsiyada Sare – GSU 2026.
Maamulka Jaamacadda GSU ayaa booqasho rasmi ah ku tagay Dugsiga Sare Sheikh Yuusuf ee magaalada Huurshe, taasoo qeyb ka ah barnaamijka booqashooyinka dugsiyada sare.
Booqashadan waxaa diiradda lagu saaray wacyigelinta ardayda, soo bandhigista fursadaha waxbarasho ee jaamacadda, iyo hagidda ardayda si ay u doortaan mustaqbal waxbarasho sax ah.
Maamulka GSU wuxuu sii xoojinayaa xiriirka ka dhexeeya jaamacadda iyo dugsiyada sare, isagoo ka shaqeynaaya horumarinta aqoonta iyo kobcinta himilooyinka Ardayda Soomaaliyeed.
Booqo degalladeenna kale ee bulshada
Tiktok:- https://www.tiktok.com/
Youtube:- https://youtube.com/
14/05/2026
Booqashooyinka Dugsiyada Sare – GSU 2026
Maamulka Jaamacadda GSU ayaa booqasho rasmi ah ku tagay Dugsiga Sare ee Hayaan, taasoo qeyb ka ah barnaamijka booqashooyinka dugsiyada sare.
Booqashadan waxaa diiradda lagu saaray wacyigelinta ardayda, soo bandhigista fursadaha waxbarasho ee jaamacadda, iyo hagidda ardayda si ay u doortaan mustaqbal waxbarasho sax ah.
Maamulka GSU wuxuu sii xoojinayaa xiriirka ka dhexeeya jaamacadda iyo dugsiyada sare, isagoo ka shaqeynaaya horumarinta aqoonta iyo kobcinta himilooyinka Ardayda Soomaaliyeed.
Booqo degalladeenna kale ee bulshada
Tiktok:- https://www.tiktok.com/
Youtube:- https://youtube.com/
12/05/2026
Booqashooyinka Dugsiyada Sare – GSU 2026
Maamulka Jaamacadda GSU ayaa booqasho rasmi ah ku tagay Dugsiga Sare ee Ilays, taasoo qeyb ka ah barnaamijka booqashooyinka dugsiyada sare.
Booqashadan waxaa diiradda lagu saaray wacyigelinta ardayda, soo bandhigista fursadaha waxbarasho ee jaamacadda, iyo hagidda ardayda si ay u doortaan mustaqbal waxbarasho sax ah.
Maamulka GSU wuxuu sii xoojinayaa xiriirka ka dhexeeya jaamacadda iyo dugsiyada sare, isagoo ka shaqeynaaya horumarinta aqoonta iyo kobcinta himilooyinka Ardayda Soomaaliyeed.
Booqo degalladeenna kale ee bulshada
Tiktok:- https://www.tiktok.com/
Youtube:- https://youtube.com/
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Adado
Opening Hours
| Wednesday | 14:00 - 17:30 |
| Thursday | 07:30 - 14:30 |
| Friday | 07:00 - 11:30 |