πππ₯π¨π¨π²π’π§π€π π
ππ¬ππ₯π€π ππππ
Talada ugu dambeysa haku mashquulin imtixaaanka aad soo gashay tan soo socta diiradda saar
Ustaad Abdihakim Aden
Al-Maqdis Primary & Secondary School
Al-Maqdis Primary School Provide High Quality Education
πππ₯π¨π¨π²π’π§π€π π
ππ¬ππ₯π€π ππππ
Talada 3aad Qaado qalin hal noocle ah
Ustaad Abdihakim Aden
πππ₯π¨π¨π²π’π§π€π π
ππ¬ππ₯π€π ππππ
Talada 2aad Xaajeyso oo adiga oo dahaara qaba tag goobta imtixaanka galeyso
Ustaad Abdihakim Aden
πππ₯π¨π¨π²π’π§π€π π
ππ¬ππ₯π€π ππππ
Talada 1aad Raabi Talo Saaro
Ustaad Abdihakim Aden
Ustaad Abdi hakiim aden oo kamida Guddiga tartanka ayaa ku dhawaawat natiijada tartanka
20/05/2026
Tartanka Aqooneedka Kasmaal ayaa maanta lagu qabtay kulankiisii ugu dambeeyay ee qeybta subaxleyda, waxaana ku tartamay kooxaha Gaashaan iyo Horyaal.
Koox kasta waxaa la weydiiyay min 7 suβaalood. Kooxda Horyaal waxay si sax ah uga jawaabtay 3 kamid ah suβaalihii la weydiiyay, mana aysan helin wax dhibco faaβiido ah, sidaas darteed waxay ku dhammaatay 6 dhibcood.
Dhanka kale kooxda Gaashaan waxay si sax ah uga jawaabtay 5 kamid ah 7dii suβaalood, sidoo kale waxay ka faaβiideysteen 1 suβaal oo ay kooxda Horyaal ka jawaabi weysay, taasoo guud ahaan ka dhigtay 11 dhibcood.
Ugu dambeyn, kooxda Gaashaan ayaa noqotay guuleystayaasha tartanka aqooneedka Kasmaal ee qeybta subaxleyda.
19/05/2026
πππ₯π₯ππ¦π’π§
Barri oo arbaca waxaa dugsiga ka qabsoomaya Finalka Tartan Aqoonedka Kasmaal Qeybtiisa Subaxleyda
Kooxaha ππ¨π«π²πππ₯ π’π²π¨ ππππ¬π‘πππ§
Yaad is leedahay waa guuleysanaya dhanka hoose inoogu reeb
Maamulaga Guud Dugasiga Al-Maqdis Primary & Secondary School Mudane: Abdullahi Abdinor Ahmed (Akram ) oo ka warbixiyay Muhiimada Tartanka loo qabtay iyo Abaalmarinada ay heleen Tartamayasha Finalka
Ugu dambeyn kooxihii guuleysatay ee finalka yimid u diray Hambalyo
Moalim Seyid Ahmed iyo kalmadiisa hambalyenta Guuleystayaasha Tartankii shalay Galab
Abdirahman Nasiib Ali His talked about of Al-Maqdis Primary & Secondary School
Bishaaro Ahmed, an F1 student, gave a short presentation about education in English.
Her presentation was clear, confident, and informative.
She explained the importance of education in personal and community development.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Adado
Opening Hours
| Monday | 16:30 - 18:00 |
| Tuesday | 16:30 - 18:00 |
| Wednesday | 16:30 - 18:00 |
| Thursday | 20:00 - 21:30 |
| Friday | 20:00 - 21:30 |
| Saturday | 16:30 - 18:00 |
| Sunday | 16:30 - 18:00 |