Fasalka 8aad ee guul wacan
Dugsiga Hoose, Dhexe iyo Sare ee Horseed Cadaado
Dugsiga Hoose iyo Dhexe ee Horseed Cadaado
waxa uu ka shaqeeyaa waxbarashada Aasaasiga ah.
25/06/2025
Qeytii Labaad: Sawirada fasalka siddeedaad oo dabaaldagaya maalintooda Farxada.
Guul wacan
Waxaan hambalyada la wadagayaa arday fasalka siddeedaad ee Dugsiga Horseed Degmada Cadaado waxaan leeyahay Hambalyo Hambalyo Guul wacan
24/06/2025
Maamulka iyo Macalimiinta waxay farxada la qeybsanayaan ardayda fasalka siddeedaan oo maantay u soo dhamaaday imtixaankii fasalka siddeedaad 2024/2025 waxaan leenahay Hambalyo Hamblyo Guul wacan
16/02/2025
Our Goolkeeper saved one big chance in first half of the March Mr. Ayub
15/02/2025
Kulankii galabta ee Tartanka Iskuulada Degmada Cadaado waxa uu ku soo dhamaaday
Horseed 0-0 Imamunawawi!
21/10/2024
Isniin 21-10-2024. Gudiga doorashooyinka waxa uu halkaan ku shaacinaynaa shuruudaha Gudoomiyaha iyo Gudoomiye ku xigeenka Xukumadda Ardayda ee Dugsi Horseed. Waqtiga arjiyada musharaxiinta waxa uu ku egyahay 28-10-2024. Wabilaahi Toofiiq
13/10/2024
Axad 13-oct-224. Waa fasalka sideedaad (B) ee dugsiga Horseed oo waxbarashadii maalin laha u socoto guul wacan
12/10/2024
Arbaco, 9-10-2024, waxaa imtixaankii bilaha laga qaaday mid ka mid ah fasalada Diyaarinta ee galabtii Dugsiga Hoose, Dhexe iyo Sare ee Horseed Cadaado guul wacan
Shaafici Daahir Daauud waxa u muuqda mustaqbal ifaaya! Waxa uu dhigtaa Dugsiga Hoose, Dhexe iyo Sare ee Horseed Cadaado
05/10/2024
Subax wacan waa fasalka lixaad Dugsiga Horseed cadaado
14/09/2024
𝐖𝐚𝐫𝐠𝐚𝐥𝐢𝐧 Fasaxa Maalinta xuska dhalashada Nabigeenna (NNKH) ﷺ ( Mawliid ).
Dhammaan Macalimiinta, ardayda, waalidiinta Dugsiga Hoose, Dhexe iyo Sare ee Horseed Cadaado waxaa lugu wargelinayaa in Biri oo taariikhdu tahay 15-9-2024 kuna beegan 12-ka Rabiicul Awal ee Dhalashada suubanaheenni Muxamad (NNKH )ﷺ , Dugsigu yahay fasax.
-------‐---------- Dhammaad ---------------------
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Adado
Opening Hours
| Monday | 07:00 - 17:00 |
| Tuesday | 07:00 - 17:00 |
| Wednesday | 07:00 - 17:00 |
| Saturday | 07:00 - 17:00 |
| Sunday | 07:00 - 17:00 |