BÅŘÔ ÓÒ BÁŔ

BÅŘÔ ÓÒ BÁŔ

Share

Halkan waxaad ka heli kartaa xigmado iyo aqoon

10/08/2022

Welcome to our page you will get it interesting a kind has profits

10/08/2022

Gacan xirfad taqaanaa faqri way ka aamin gaahay

Waa oodhaah ku tusinaysa xirfada qiima heeda

02/06/2022

Intaad doonto noolaw mar uunbaad dhimanaysaa xadiis qiimo nadan

Dhagayso oo ku camel fal

12/03/2021
11/03/2021

قال الله تعلي
اللَّهُ الَّذِي سَخَّرَ لَكُمُ الْبَحْرَ لِتَجْرِيَ الْفُلْكُ فِيهِ بِأَمْرِهِ وَلِتَبْتَغُوا مِن فَضْلِهِ وَلَعَلَّكُمْ تَشْكُرُونَ

Eebe waa kan idiinfududeeyey Badda say ugu socoto Doonnidu «iyo Markabku» dhexdiisa amarka Eebe, iyo inaad gaadhaan Fadligiisa iyo inaad ku mahadisaan.

04/03/2021

( وَاللَّهُ خَلَقَ كُلَّ دَابَّةٍ مِّن مَّاءٍ ۖ فَمِنْهُم مَّن يَمْشِي عَلَىٰ بَطْنِهِ وَمِنْهُم مَّن يَمْشِي عَلَىٰ رِجْلَيْنِ وَمِنْهُم مَّن يَمْشِي عَلَىٰ أَرْبَعٍ ۚ يَخْلُقُ اللَّهُ مَا يَشَاءُ ۚ إِنَّ اللَّهَ عَلَىٰ كُلِّ شَيْءٍ قَدِيرٌ )

النور (45) An-Noor

Eebaa ka Abuuray wax Kastoo socda (oo nool) Biyo waxaana ka Mid ah mid ku Socda Calooshiisa, waxaana ka mid ah mid ku Socda Labo Lugood, Waxaana ka mid ah mid ku Socda Afar, wuxuu Abuuraa Eebe wuxuu Doono, Eebana wax kasta waa Karaa.

04/03/2021

( قُل لِّلْمُؤْمِنِينَ يَغُضُّوا مِنْ أَبْصَارِهِمْ وَيَحْفَظُوا فُرُوجَهُمْ ۚ ذَٰلِكَ أَزْكَىٰ لَهُمْ ۗ إِنَّ اللَّهَ خَبِيرٌ بِمَا يَصْنَعُونَ )

النور (30) An-Noor

Waxaad ku Dhahdaa Mu'miniinta Ha Laabeen Indhahooda (Daymada Reeba) hana ka Dhawreen Furuujtooda (Zinada) saasaa u Wanaagsan, Eebana wuu Ogyahay waxay Sameyn.

23/01/2021

( رَبَّنَا اغْفِرْ لِي وَلِوَالِدَيَّ وَلِلْمُؤْمِنِينَ يَوْمَ يَقُومُ الْحِسَابُ )
إبراهيم (41) Ibrahim
Eebow ii dambi dhaaf ani iyo Labadaydii Waalid iyo Mu'miniinta Maalinta ay kici xisaabtu (Qiyaamadu).

29/10/2020

Kusoodhawaada page kan ood ka heli doontaan xigmad aqoon wacdi iyo waano kala duwan
Baro oo bar diinta
Waxa ugu badan een kusoo qaadan doona waxaa weeye kalaa mulaah
Quraanka kariimka ah

Want your school to be the top-listed School/college in Abaarso?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address


Abaarso