SMB Follow iso dheh Somalia SMB🫶🫶

Waxaan maanta shift duhurnimo kuqornahay Hospitalka cumar dhuule qaybta haweenka bukaanadayda caafimaad ban urajaynaya😂😁...
07/03/2024

Waxaan maanta shift duhurnimo kuqornahay Hospitalka cumar dhuule qaybta haweenka bukaanadayda caafimaad ban urajaynaya😂😁😁😂😂🏃

07/03/2024

Wasiirka Amniga Hirshabelle Maxamed C/raxmaan Kheyre oo Awaamiir kasoo saaray Shirkaddaha Amniga ee gaarka loo lee yahay iyo Hubka eey isticmaalaan kadib ansixintii Golaha Wasiirrada Hirshabelle ku ansixiyeen Sharciga qaab-dhismeedka shirkaddaha amniga ee gaarka loo leeyahay.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Addis Ababa kaga qayb galay...
17/02/2024

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Addis Ababa kaga qayb galay furitaanka Shir madaxeedka 37-aad ee Midowga Afrika.

Madaxweyne Xasan Sheekh oo khudbad ka jeediyay kulanka, ayaa ku baaqay in la qaado tallaabooyin wadajir ah oo looga hortagayo falalka caqabadda ku ah nabadda iyo amniga ee ka soo ifbaxaya guud ahaan qaaradda.

Madaxweynaha ayaa markale ku celiyay in aan la aqbali karin talaabooyinka ay Itoobiya dhawaan ku dhaqaaqday, gaar ahaan heshiiskii Is-afgaradka (MoU) ee ay la saxeexdeen Somaliland oo ah gobol ka mid ah Soomaaliya, Madaxweynaha ayaa tallaabadaasi ku sifeeyay mid baalmarsan sharciyada caalamiga ah iyo Kuwa Afrika islamarkaana aan la aqbali karin.

DEGDEG: Nin kufsaday Caruur xaaskiisu dhashay oo Xamar lagu xiray.Ciidanka boliiska ayaa gacanta ku soo dhigay eedaysane...
17/02/2024

DEGDEG: Nin kufsaday Caruur xaaskiisu dhashay oo Xamar lagu xiray.

Ciidanka boliiska ayaa gacanta ku soo dhigay eedaysane la sheegay in uu kufsi ugu gaystay degmada Daharkenley labo gabdhood oo xaaskiisu dhashay 17-02-2024
Quran aqri waa wadan dadkiisa la sixray ogow intaad.

Mogadishu city somalia 🇸🇴Please follow 👉SMB
17/02/2024

Mogadishu city somalia 🇸🇴

Please follow 👉SMB

Ciidanka NISA ayaa Fashiliyay Boorso lagu soo qaaday waxyaabaha Qarxa kaasi oo la doonayay in lagu dhibaateeyo shacabka ...
16/02/2024

Ciidanka NISA ayaa Fashiliyay Boorso lagu soo qaaday waxyaabaha Qarxa kaasi oo la doonayay in lagu dhibaateeyo shacabka Degmada Cabdicasiis ee gobalka Banaadir.

Ciidanka NISA ayaa sidoo kale gacanta ku dhigay Ninkii waday Boorsada ay ku jireen waxyaabaha Qarxa.

Mogadishu, Somalia 🇸🇴
16/02/2024

Mogadishu, Somalia 🇸🇴

Pefore iyo After   TV
16/02/2024

Pefore iyo After TV

  mudug    🇸🇴
16/02/2024

mudug 🇸🇴

16/02/2024
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Adis-Ababa halkaas oo uu shir-madaxeedka golaha mido...
16/02/2024

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Adis-Ababa halkaas oo uu shir-madaxeedka golaha midowga Afrika kaga qeybgalayo.

Adress

Belfragegatan 34c
Vänersborg
46237VÄNERSBORG

Telefon

+33780321121

Webbplats

Aviseringar

Var den första att veta och låt oss skicka ett mail när SMB postar nyheter och kampanjer. Din e-postadress kommer inte att användas för något annat ändamål, och du kan när som helst avbryta prenumerationen.

Kontakta Skolan/högskolan

Skicka ett meddelande till SMB:

Genvägar

Dela