Dugsiga Hoose dhexe ee Baar-weyn

Dugsiga Hoose dhexe ee Baar-weyn Page Rasmiga ah ee Dugsiga Hoose Dhexe ee Baar-weyn

22/08/2026

Nabadoon ciiro careef ayaa saaka daabuurka dugsiga uga jeediyay ardayda kalmad kusaabsan muhiimada ay leedahay waxbarashada.

Shaacinta natiijada imtixaanka Fasalka 8aad ee sannad dugsiyeedka 2025-2026.Ardaydu waxa ay natiijadooda ka heli doonaan...
23/07/2026

Shaacinta natiijada imtixaanka Fasalka 8aad ee sannad dugsiyeedka 2025-2026.

Ardaydu waxa ay natiijadooda ka heli doonaan Mareegaha gaarka ah Imtixaanaadka Puntland ee
https://peco.moeplstate.so/.

Waxaan idiin rajaynaynaa guul iyo horumar.

Waxaa xarunta Dugsiga Hoose Dhexe iyo Sare ee Budun-buto kusoo dhamaaday maanta imtixaanka shahaadiga fasalka 8aad ee la...
02/06/2026

Waxaa xarunta Dugsiga Hoose Dhexe iyo Sare ee Budun-buto kusoo dhamaaday maanta imtixaanka shahaadiga fasalka 8aad ee labada dugsi.
Insha guul dhamaantiin

24/05/2026

Warbixin.
Xaflad s qalinbadalashada ardayda fasalka 8aad dufcaddii 3aad ee Dugsiga Hoose dhexe ee Baar-weyn.
Wasaaradda Waxbarashada Iyo Tacliinta sare ee Puntland

24/05/2026

Hadaljeedinta gudoomiyahay waxbarshada degmada dangorayo cabdilaahi xaaji ciise oo hamplyeeyay ardayda fasalka 8aad dufcaddii 3aad ee Dugsiga Hoose dhexe ee Baar-weyn.
Wasaaradda Waxbarashada Iyo Tacliinta sare ee Puntland

24/05/2026

Hadaljeedinta maareeyaha shirkada Golis Telecom
Ee degmada dangorayo Cabdiqaadir xasan l.
Ardayda fasalka 8aad dufcaddii 3aad ee Dugsiga Hoose dhexe ee Baar-weyn.

24/05/2026

Asmaa cabdinaasir maxamud oo kamid ah ardayda fasalka 8aad dufcaddii 3aad ee Dugsiga Hoose dhexe ee Baar-weyn ayaa soo jeedisay saar ku saabsan faaiidada cilmiga.

24/05/2026

Hadaljeedinta gudoomiyihii h**e ee deegaanka baarweyn mundane daahir cali mire oo u hamplyeeyay ardayda fasalka 8aad dufcaddii 3aad ee Dugsiga Hoose dhexe ee Baar-weyn .

24/05/2026

Hadaljeedinta Yaxye cabdijabaar c.laahi oo Ku hadlaya afka ardayda qalanjabinaysay ee fasalka 8aad dufcadii 3aad ee Dugsiga Hoose dhexe ee Baar-weyn .

24/05/2026

Hadaljeedinta Maamulaha Dugsiga Hoose Dhexe iyo Sare ee Budun-buto maamule jaamac xirsi ciise
Oo hamplayeeyay ardayda fasalka 8aad dufacaddii 3aad ee Dugsiga Hoose dhexe ee Baar-weyn.

Adress

Centralgatan 2 B
Tierp
81538

Öppettider

Måndag 07:40 - 17:00
Tisdag 07:40 - 17:00
Onsdag 07:40 - 17:00
Torsdag 07:40 - 22:00
Lördag 07:40 - 17:00
Söndag 07:40 - 17:00

Telefon

+252907529688

Webbplats

Aviseringar

Var den första att veta och låt oss skicka ett mail när Dugsiga Hoose dhexe ee Baar-weyn postar nyheter och kampanjer. Din e-postadress kommer inte att användas för något annat ändamål, och du kan när som helst avbryta prenumerationen.

Genvägar

Dela