Roda Havet Föreningen

Roda Havet Föreningen RHF är en ideell organisation som stärker den somaliska gemenskapen i Sverige.

Vi arbetar för integration, gemenskap och lika möjligheter genom stöd, utbildning och aktiviteter – utan att tappa vår kulturella identitet.

🤝 Grundad 2003

01/09/2026

Halkan ka daawo barnaamijkii quruxda badnaa ee ururka Badda Cas soo qaban qaabisey. Wuxuu ahaa kulan qurux badan, kulan muujiyey muhiimada is caawinta iyo isku xidhnaanta.

01/09/2026

Maalintii Axadda (30-09-2026), magaalada Stockholm, gaar ahaan xaafadda Tensta, waxaa lagu qabtay kulan dadweyne oo uu marti ku ahaa Cabdirisaaq Sh Cabdillaahi Warsame (Cabdirisaaq-Shabeel). Kulanka, oo ay soo qabanqaabisay Jaaliyadda Badda Cas ee Stockholm, waxa uu ku saabsanaa sidii loo caawin lahaa dadka laxaadkoodu xaddidan yahay iyo kuwa uu dhantaalan yahay ee ku nool dalkii hooyo, kuwaas oo u baahan taageero iyo caawimo bulsho.

Kulanka waxaa ka soo qaybgalay xubno badan oo bulshada ka tirsan oo rag iyo dumarba leh. Ka qaybgalayaashu waxay si gaar ah carrabka ugu adkeeyeen muhiimadda ay leedahay in la garab istaago dadka qaba baahiyaha gaarka ah, lana taageero sidii ay u heli lahaayeen nolol sharaf iyo karaamo leh.

Masuuliyiinta ururka iyo qaybaha kala duwan ee bulshada ee kulanka ka hadlay ayaa sidoo kale iftiimiyey wanaagga iyo qiimaha ay leedahay caawinta dadka u baahan taageerada bulshada.

Kulanku waxa uu ku soo dhammaaday guul, waxaana lagu yaboohay qaadhaan dhan 30,000 oo doollar ($30,000), taas oo muujinaysa sida ay bulshadu uga go’an tahay inay garab istaagto dadka laxaadkoodu xaddidan yahay.

إِنَّا لِلَّهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعُونَWaxa lagu wargelinayaa dhammaan dadka ka qayb gelaya tacsida wiilkeenii Xirsi...
12/08/2026

إِنَّا لِلَّهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعُونَ

Waxa lagu wargelinayaa dhammaan dadka ka qayb gelaya tacsida wiilkeenii Xirsi in lagu qabanayo:

🕌 Raga: Lokal-ka Ururka Badda Cas ee Bredbyplan 23–25, Stockholm, Sweden, 163 71.

🕌 Dumarkana: Tacsida waxa lagu qabanayaa lokal-ka Husby ee Träfflokal, Oslogatan 25 A.

إِنَّا لِلَّهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعُونَWaxa lagu wargelinayaa dhammaan dadka ka qayb gelaya tacsida wiilkeenii Xirsi...
12/08/2026

إِنَّا لِلَّهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعُونَ

Waxa lagu wargelinayaa dhammaan dadka ka qayb gelaya tacsida wiilkeenii Xirsi in lagu qabanayo:

🕌 Raga: Lokal-ka Ururka Badda Cas ee Bredbyplan 23–25, Stockholm, Sweden, 163 71.

🕌 Dumarkana: Tacsida waxa lagu qabanayaa lokal-ka Husby ee Träfflokal, Oslogatan 25 A.

Waxaa lagu wargelinayaa dhammaan xubnaha Ururka Badda Cas in la baajiyey “Solleygii” sannadlaha ahaa ee ururku qaban jir...
12/08/2026

Waxaa lagu wargelinayaa dhammaan xubnaha Ururka Badda Cas in la baajiyey “Solleygii” sannadlaha ahaa ee ururku qaban jirey.

Geerida ku timid qoyska reer Maxamed Xirsi, oo wiilkoodii curad Xirsi Maxamed Xirsi geeriyooday.

Dhammaan maamulka iyo xubnaha ururku waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyska Reer Maxamed Xirsi, waxaanay Alle uga baryayaan inuu naxariistii Janno ka waraabiyo wiilka da’da yar, samir iyo iimaan saadiq ahna Rabbi ku arsaaqo qoyska.

🔥 Sommaren är här – dags för Badda Cas årliga grillfest!Kom och njut av god mat, trevligt sällskap och härlig stämning.📅...
12/08/2026

🔥 Sommaren är här – dags för Badda Cas årliga grillfest!
Kom och njut av god mat, trevligt sällskap och härlig stämning.
📅 Lördag 15 augusti
🕛 Kl. 12:00–16:00
📍 Husby Gård
Var vänlig och kom i tid!

🔥 Xagaagii waa sii dhammaanayaa – waa waqtigii solayga sannadlaha ahaa ee Badda Cas!
Ka soo qaybgal oo la sheekayso asxaabta, ku raaxayso cunto macaan iyo jawi farxad leh oo aynu wada qaadanno.
📅 Sabti 15 Agoosto
🕛 Saacadda 12:00–16:00
📍 Husby Gård

Haddii aad ilowday inaad is diiwaangeliso, fadlan la xidhiidha maamulka.

Fadlan waqtiga ilaali!

🔥 Ku soo dhowaada soleyga sanadlaha ah ”Grill Fest” 2026 ee Ururka Badda Cas! 🌳🍖Waxaan ku casuumeynaa dhammaan qoysaska ...
12/07/2026

🔥 Ku soo dhowaada soleyga sanadlaha ah ”Grill Fest” 2026 ee Ururka Badda Cas! 🌳🍖

Waxaan ku casuumeynaa dhammaan qoysaska xubnaha ka ah Ururka Badda Cas soleygii sanadlaha ahaa ee la qaban jirey xagaa walba. Waa maalin aynu wakhti isku helayno wada cuntaynayno oo wada sheekaysanayno.

📅 Taariikhda: 15 August
🕛 Wakhtiga: 12:00–17:00
📍 Goobta: Husby Gård

💳 Lacagta isdiiwaangelinta waa: 100 kr qoyskiiba, waxaana lagu dirayaa Swish ururka

📲 Swish: 123 263 09 11

📝 iska diiwaangeli halkan:
https://docs.google.com/forms/d/e/1FAIpQLSeTnzqtBOIPlTwRNDdYLhUVVzjLCvn84dIvRNDssNjhZaIlBA/viewform

⏰ Diiwaangelintu waxay xidhmaysaa 9-ka August. Wixii ka dambeeya lama aqbalayo isdiiwaangelin.

Waxaan rajeynaynaa inaynu kulanno oo aynu wada qaadanno maalin farxad iyo xasuus leh. ❤️

Ururka Badda Cas

✨ Ett varmt och givande möte med tidigare ordföranden och engagerade medlemmar i Röda Havet-föreningen.Kvällen fylldes a...
13/06/2026

✨ Ett varmt och givande möte med tidigare ordföranden och engagerade medlemmar i Röda Havet-föreningen.

Kvällen fylldes av erfarenhetsutbyte, framtidsvisioner och inspirerande samtal om hur vi tillsammans kan stärka vår förening och bidra till samhällsutveckling.

🤝 Tack till alla som deltog och delade med sig av sina erfarenheter, idéer och engagemang. Er närvaro gjorde kvällen både värdefull och minnesvärd.

❤️ Tillsammans fortsätter vi att bygga en starkare förening och ett starkare samhälle.

Adress

Bredbyplan 23–25
Stockholm
16371

Aviseringar

Var den första att veta och låt oss skicka ett mail när Roda Havet Föreningen postar nyheter och kampanjer. Din e-postadress kommer inte att användas för något annat ändamål, och du kan när som helst avbryta prenumerationen.

Genvägar

Dela