04/03/2015
إنعقدت جلسة تفاكرية بين اعضاء جمعية محو الامية ورفع مستوى التعليمي امس اليوم وذلك بعد فترة جمود وانقطاع لظروف انهماك الاعضاء بالامتحانات واستعدادها ومشاريع التخرج والتي حالت دون عقد اي اجتماع.
وناقش الاعضاء حول ما تحقق للجمعية طوال الشهور الماضية من انجازات واعمال ملموسة .
والى جانت ذلك تحدث رئيس الجميعة السيد محمدنور باسهاب عن الخطوات المثمرة التي تخطب به الجميعة خلال فترة رئاسته منوها الى ضرورة ضرب اي الاخفاقات بعرض الحائض والتقيد بنحو الانجازات الافضل .
واضاف الرئيس قائلا ان الانجارات التي قامت بها الجمعية نزرا يسيرا الا ان ما ستقوم به في الفترة المقبلة سيشفي الغليل ويثلج الصدور والقادم افضل واشرق وان الغد لناظره قريب ان شاء البارئ!.
وفي ختام الجلسة طرحت الاعضاء مقترحات مستقبلية للجميعة وذلك بتفعيل نشاطات الجمعية والتي تستند اولا واخر على رفع وتنمية قدرات الطلبة بمستوياتهم المختلفة مشيدين لاعمالها وفعالياتها الملوحظة التي تحققت لها في الفترة الاخيرة رغم ضئالة وعدم وجود الدعم المالي ومع انشغال الاعضاء بالدراسة الجامعية.
17/06/2014
Isu diyaar gareey Examka ka hor intaan la gaarin si aad ukeento Darejooyin Sare
05/06/2014
Guusha Step-ka h**e waa Alle waafijiintiisa .. Kadib Waxaa Kusoo Xiga dadaal, Go'aan Iyo Dulqaad Iwm ..
Dhamaanteena hadaan ka soo baxno qof walbo waajibkiisa aqooneed waa waxqabad aad uwayn..
04/06/2014
Qiimaha Aqoonta Ay leedahay lama qiyaasi karo , waa Furaha Nolosha waa Iftiinka ..
06/03/2014
OGAYSIIS MUHIM AH :
Jamciyada SELIEL (Society Erasing Literacy & Improving Educational Level) waxay qabanaysaa Nadwo ama Muxaadaro ku saabsan diyaar garowga Semesterka cusub iyo walxaha laga rabo ardayga in uu ku dadaalo inta lagu gudo jiro semseterka ...
Goobta :Guriga walaalaha Salama
Wakhtiga : Maalinta jimcaha 7/3/2014 - Salaada casir kadib
**Kasoo qeyb galkiina waa Muhim**
22/02/2014
http://www.iniskooy.com/?p=79
INISKOOYKY (SELIEL) OO AWAAL MARII ARDYTHY DERYJOOYINKY SARY SHEENENG | INISKOOY
Iniskoyky SELIEL ya weyba qowytey haflyd sy feyly lahang diyaarii oo lyky awaal mariyaayi ardythi arlaady ee sinidkung derejooyinky sary sheeneng. weyba kydhiithey xaflydung hamiingki aworaad haayi magaalythy KHartoum ee aasimydy dalky suudaang.
22/02/2014
JAMCIYADA /INISKOOYKY SELIEL ::
Jamciyada Seliel waxay qabatay shalay (Jimco-21-02-2014) Xaflad si wayn loo soo agaasimey taas oo loogu gol lahaa Abaal Marinta ardada Arlaadi ee Sudan (gaar ahaan kuwa kaalamaha Sare ka keeney Imtixaanka Jaamcadeed ) ... Xaflaadaas oo ay ka soo qayb gakeen tiro badan oo kamid ah dhalinta Arlaadi ee Ku nool dalka Sudan...
03/12/2013
ASALAAMu ALAEIKUM ...WARAHMATHULAAHI
Salagky dib ..
walaalyaal wali fatheey ini any hasiing bandhiky fikir any keny iiwareegithaasi , marky geeky go'aansithy ini any ha sing bandhiky , waany sithy ha so'otuwu::
sithy uny ogny Pagekang qol walbarasho oo walaalo wal ky shal faa'itheysithey sithaayangu oo isky ly hariirayang ,marky saas dartiye , wali jeelathey ini shal faa'itheysiny barnaamij ky saabsing eshery is hig higy amy silsily eh oo ky saabsing computeky , marky mowduucyithy haangu ..
(Internet Download Manager - Antivirus computer - Sy thy ing faylo qoraalitha athy ing gorithy lahaayty waany si wanaagsing athy ing sameysithy lahaayti -Waanooying ky saabsing sithy athy computerky athy ilaalsithy lahaayti)
Afmaay ya ky bahe barnaamijky ...
N.B ( walaalyaal lamy shey ya lisingku fathe ,
midy koowaad:(( ini walaly bathing barnaamijky ini ky aa'ithaysithang diyaar in eyin)),
midy lamaad walibu ((mowduuc dooritha , kaasoo nagithaw kang uny ky bilaawany oo dadky ing bathithang))
(( hoo kely ye ing jerny fathow barnaamijkan , yeeny warkoo feyluu waliba oo haaytey walaaloga shal faa'itheysitha))
Shukran..
30/11/2013
Waly hamiingky hory INISKOOYKY SELIEL qobothey Tababarky lingku gol lahaayi ama dangtis haayti sithy linky faaitheeyi lahaayi walaalo ky usub walbarish*thy Jaama'adeed ..
http://www.iniskooy.com/?p=251
29/11/2013
Kulung Lingky hathilaayi sithy kor lingky qaathy lahaayi walbarash*thy Arlaathy .. Walina ha qaban qaabithey INISKOOYKY SELIEL , walina qeeb wiing ky qaathithey IDI HIKMITHY oo ky taaly Khartoum - dalky sudan :
http://www.iniskooy.com/?p=216
28/11/2013
War deg deg e :::
Waliba si eed ah lingky guulestay sithy ling sameeyi lahaayi website oo ky bahow afky maayky ...
Web ising leting afking ky bahow , hady ky dib dhamaathy mahaatiri akriyow ...
http://www.iniskooy.com/