18/02/2015
sawirkan waxa uu ka tarjumayaa kala duwanaashaha xaaladaha dadka ubadkuna isku nasiib ma aha waxaa jira qaar eey usaamaxday fursadu in eey waxbartaan qaar kalana iskadaa ineey waxbartaane nolol maal meedka ayaa ku adag sida eey ku helaan marka ayada oo loo fiirinayo xaqa eey u leeyihiin ubudka noocaas ah in n eey helaan waxbarasho gaar ahan kuwa somaliyeed ayaan waxaa maskaxda uga shaqeeysiinay qaabka ugu fudud eey ku heli lahaayeen xaqooda waxbarasho ayada oo aan loo eegin duruufahooda nololeed iyo mid dhaqaaleed intaba .
18/02/2015