SEG

SEG pagekaan waxaa uu raacsanyahay ururka SEG ee soomaliyeed waxaana loogu talagalay isdhaafsiga afkaaraha aqoonyahanada soomaliyeed

sawirkan waxa uu ka tarjumayaa kala duwanaashaha xaaladaha dadka ubadkuna isku nasiib ma aha waxaa jira qaar eey usaamax...
18/02/2015

sawirkan waxa uu ka tarjumayaa kala duwanaashaha xaaladaha dadka ubadkuna isku nasiib ma aha waxaa jira qaar eey usaamaxday fursadu in eey waxbartaan qaar kalana iskadaa ineey waxbartaane nolol maal meedka ayaa ku adag sida eey ku helaan marka ayada oo loo fiirinayo xaqa eey u leeyihiin ubudka noocaas ah in n eey helaan waxbarasho gaar ahan kuwa somaliyeed ayaan waxaa maskaxda uga shaqeeysiinay qaabka ugu fudud eey ku heli lahaayeen xaqooda waxbarasho ayada oo aan loo eegin duruufahooda nololeed iyo mid dhaqaaleed intaba .

18/02/2015

Address

Khartoum

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SEG posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category