Midowga Ardayda Soomaaliya ee Jaamacadda Imaam - KSA

Midowga Ardayda Soomaaliya ee Jaamacadda Imaam - KSA Waa Bogga Midowga Ardayda Soomaaliya ee Jaamacadda Imaam Mohmaed Bin Saud Islamic University (MASJI).

Shalay oo maalin ay tariikhdu aheed 9/5/2026Guddoonka Midowga Ardayda Soomaaliya ee Jaamacadda Imaam - KSA  wuxuu soo qa...
10/05/2026

Shalay oo maalin ay tariikhdu aheed 9/5/2026
Guddoonka Midowga Ardayda Soomaaliya ee Jaamacadda Imaam - KSA wuxuu soo qaban qaabiyay kulan (istiraaxo) taas oo ay kasoo qayb galeen ardayda somaliyeed ee wax ka barta jaamacadda Imaam.
Ujeedka kulanka ayaa daaranaa:
1–soo dhawnta ardayda cusub.
2–hanablyo ardayda qalin-jabisay sanadkaan.
3–kulan jawi badalasho.
4–tartano ardayda dhexdooda ah.

Gudoonka Ardayda wuxuu u mahad naqayaa Ilaah oo si fudud inoogu dhameeyay xafladaa.
sidoo kale wuxuu umahad naqayaa ardaydii kasoo qayb gashay xafladda iyo gudidii qabanqaabadaba.

Maanta oo ay Taariikhdu tahay 12 feb 2026.Gudoonka Ardayda ayaa soo dhaweyn u sameeyay Bilal mohamed hussein oo jaamacad...
12/02/2026

Maanta oo ay Taariikhdu tahay 12 feb 2026.

Gudoonka Ardayda ayaa soo dhaweyn u sameeyay Bilal mohamed hussein oo jaamacada laga soo aqbalay.
Waxaanu u rajeyneynaa mustaqbal Wanaagsan iyo cilmi naafica insha allah.

Address

Riyadh

Opening Hours

Monday 9am - 5pm
Tuesday 9am - 5pm
Wednesday 9am - 5pm
Thursday 9am - 5pm
Sunday 9am - 5pm

Telephone

+966583963461

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Midowga Ardayda Soomaaliya ee Jaamacadda Imaam - KSA posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Midowga Ardayda Soomaaliya ee Jaamacadda Imaam - KSA:

Shortcuts

Share