Kabir Educational College

Kabir Educational College Welcome with open hands and free heart to Kabir Educational College contact us

Congrats  master.  'alim_ibrahimI am so happy you made it to this stage. I wish you success and best wishes on your Bach...
16/07/2023

Congrats master.
'alim_ibrahim
I am so happy you made it to this stage. I wish you success and best wishes on your Bachelor degree , Congratulations to you.

SHAXDA 10KA ARDAY EE UGU SAREEYSA IMTIXAANKA FASALKA 12AAD SANAD DUGSIYEEDKA 2021/2022
16/08/2022

SHAXDA 10KA ARDAY EE UGU SAREEYSA IMTIXAANKA FASALKA 12AAD SANAD DUGSIYEEDKA 2021/2022

Wasaaradda waxbarashada Soomaaliya ayaa maanta shaacisay natiijada imtixaanka shahaadiga ah ee dowladdu ay sanadkaan ka ...
16/08/2022

Wasaaradda waxbarashada Soomaaliya ayaa maanta shaacisay natiijada imtixaanka shahaadiga ah ee dowladdu ay sanadkaan ka qaaday ardayda dhameysatay waxbarshada dugsiyada sare ee dalka.

Waxaa loo mdiiwaan geliyey inay imtixaanka gelayaan 34,469 oo ardayda, balse waxaa u fariisatay 33,468 oo arday, sidaas waxaa uga haray imtixaanka oo aan gelin ama u fariisan 1,001 Arday.

Tirada baastay imtixaanka guud ee shahaadiga ee fasalka 12-aad sanad dugsiyeedkii tegay waa 32,325 arday oo u dhiganta 96.6%. Waxaa ku dhacay imtixaanka 1143 arday oo u dhiganta 3.4%.

1,100 ka mid ah ardayda ku dhacday imtixaanka dowladda waxay ku galeen Gobolka Banaadir, halka 43-da kale ay imtixaanka ku galeen gobollada kale ee dalka.

1 – Deegaanada Koonfur Galbeed 24 arday ayaa dhacday.

2 – Galmudug 7 arday ayaa dhacday.

3 – Jubbaland 6 arday ayaa dhacday.

4 – HirShabelle 6 arday ayaa dhacday.

إنا لله وإنا إليه راجعون Inaa lilaahi wa inaa ileehi raajicuun, Rabbi naxariistii jano alle haka waraabiyo waxaa goordho...
10/08/2022

إنا لله وإنا إليه راجعون
Inaa lilaahi wa inaa ileehi raajicuun, Rabbi naxariistii jano alle haka waraabiyo waxaa goordhow magaalada Baydhabo ku geeriyoodey .

Abwaan canjeex waxa uu ahaa mid kamid ah abwaaniinta ugu magaca dheer deegaanada kgs waxaan ka tacsiyadeyneyan geeri ku timid Abwaanka. Rahbi Naxarisitii Jano haka waraabiyo. Aamiin Aamiin.

Si guud ahaan waxaan u hambalyeynaynaa dhammaan ardada fasalka 8aad ee dowlad gobaleedka koonfurgalbeed oo natiijadii im...
05/08/2022

Si guud ahaan waxaan u hambalyeynaynaa dhammaan ardada fasalka 8aad ee dowlad gobaleedka koonfurgalbeed oo natiijadii imtixaanki ay maanta shaacisey.

Waxan u hambalyeynayaa 13da ardey ee kaalimaha h**e ka galey imtixaanka 8ka iyo Iskuulada ay ka so kala baxeen oo ugu h**eeyo Iskuul Shodog.
Waxaana si gaar ah ugu hambalyaynaynaa Gabadha kalina h**e gashay


Hambalyo ardadeena

TAXANAHA CAAFIMAADKA: FAA’IDOOYINKA TOONTAToontu waxay dajisaa:1. Dhiigkarka.2. Kalastroolka.3. Neerfayaasha.Waxay siyaa...
15/07/2022

TAXANAHA CAAFIMAADKA: FAA’IDOOYINKA TOONTA

Toontu waxay dajisaa:

1. Dhiigkarka.
2. Kalastroolka.
3. Neerfayaasha.

Waxay siyaadisaa ama xoojisaa:

1. Xusuusta.
2. Difaaca jirka.
3. Hurdada.
4. Socodka dhiiga gaar ahaan xididada.
5. Dareenka.

Waxay daawo u tahay:

1. Hargabka soo noqnoqda.
2. Cudurada wadnaha.
3. Cudurada lafaha.
4. Cambaarta iyo finanka.
5. Cudurada maqaarka.
6. Baabasiirka.

Waxay yaraysaa:

1. Lalalabada.
2. Muuqaalka gaar ahaan dadka u muuqda inay da'dooda ka wayn yihiin.
3. Miisaanka iyo xeyrta caloosha.
4. Lafa xanuunka.

Waxay u daran tahay:

1. Qofka beerka ka xanuunsan.
2. Qofka dhiig baxaya.

Waxaa la cunaa:

1. Subaxdii.
2. Quraacda kahor qofka oo baahan.
3. Maalintii hal xabo.

Waxay fiican tahay:

1. In sideeda loo cuno.
2. In la jarjaro sida kaniini loo liqo.

Waxay dishaa kana takhalustaa:

1. Bakteeriyada.
2. Fayras-ka.
3. Gooryaamada caloosha.

Qalinkii:Dr waahin sabriye.

Walaalayaal aan uduceyno walaalaheena   iyo   ,caafimaad deg deg ah Allah ha siiyo.Aamiin 🤲
26/06/2022

Walaalayaal aan uduceyno walaalaheena iyo
,caafimaad deg deg ah
Allah ha siiyo.
Aamiin 🤲

18/06/2022
Inalilahi  waina ilayhi😭😭😭 rajicuun Allah Unaxristo walalken marna saxipkay Oon marwali iga qoslinjiray markan is aragno...
09/06/2022

Inalilahi waina ilayhi😭😭😭 rajicuun Allah Unaxristo walalken marna saxipkay Oon marwali iga qoslinjiray markan is aragno walaalkay
si wadajir😭 ah igu wada ducey Waqtigan lajogo kali waxa inogu bahan yahay kali in aan siwadajir ah igu ducay
😭😭😭😭

Every soul will taste death 😭😭😭

THE HUMAN BODY: 1: Number of bones: 2062: Number of muscles: 6393: Number of kidneys: 24: Number of milk teeth: 205: Num...
08/06/2022

THE HUMAN BODY:

1: Number of bones: 206
2: Number of muscles: 639
3: Number of kidneys: 2
4: Number of milk teeth: 20
5: Number of ribs: 24 (12 pair)
6: Heart chamber number: 4
7: Largest artery: Aorta
8: Normal blood pressure: 120/80 Mmhg
9: Blood Ph: 7.4
10: Number of vertebrae in spinal column: 33
11: Number of vertebrae in the neck: 7
12: Number of bones in middle ear: 6
13: Number of bones in face: 14
14: Number of bones in skull: 22
15: Number of bones in chest: 25
16: Number of bones in arms: 6
17: Number of muscles in the human arm: 72
18: Number of pumps in the heart: 2
19: Largest organ: Skin
20: Largest gland: Liver
21: Largest cell: female o**m
22: Smallest cell: S***m
23: Smallest bone: Stapes middle ear
24: First transplanted organ: Kidney
25: Average length of small intestine: 7m
26: Average length of large intestine: 1.5 m
27: Average weight of newborn baby: 3 kg
28: Pulse rate in one minute: 72 times
29: Normal body temperature: 37 C ° (98.4 f °)
30: Average blood volume: 4 to 5 LITERS
31: LIFETIME Red blood cells: 120 days
32: LIFETIME White blood cells: 10 to 15 days
33: Pregnancy period: 280 days (40 weeks)
34: Number of bones in human foot: 26
35: Number of bones in each wrist: 8
36: Number of bones in hand: 27
37: Largest endocrine gland: Thyroid
38: Largest lymphatic organ: Spleen
40: Largest and strongest bone: Femur
41: Smallest muscle: Stapedius (middle ear)
41: Chromosome number: 46 (23 pair)
42: Number of newborn baby bones: 306
43: Blood viscosity: 4.5 to 5.5
44: Universal donor blood group: O
45: Universal recipient blood group: AB
46: Largest white blood cell: Monocyte
47: Smallest white blood cell: Lymphocyte
48: The increased red blood cell count is called: Polycythemia
49: Blood bank in the body is: Spleen
50: River of Life is called: Blood
51: Normal blood cholesterol level: 100 mg / dl
52: Fluid part of blood is: Plasma

A perfectly designed machine that allows you to enjoy this adventure called life. Take care of it. Do not damage it with vices and excesses.

Don't also forget to thank the God of heavens, all these listed above are the works of his hands.

Shaacin——ShaacinWasaarada Waxbarashada, Hiddaha Iyo Tacliinta Sare Ee KGS  waxay shaacjsay  Xarumaha Imtixaanka Shahaadi...
17/05/2022

Shaacin——Shaacin

Wasaarada Waxbarashada, Hiddaha Iyo Tacliinta Sare Ee KGS waxay shaacjsay Xarumaha Imtixaanka Shahaadiga Ah Fasalka 8aad ee Sanad dugsiyeedka 2021/2022.

Address

Театральная улица
Ufa

Telephone

+79127476975

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kabir Educational College posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Kabir Educational College:

Shortcuts

Share

Category