28/07/2023
Gudomiyaha Ardayda somaliyeed ee Wadanka Ruushka oo ka qeyb galay shirka Africa iyo Russia oo manta kuso gabagaboobay caasimada labaad ee dalwaynaha Ruushka, Wareejinta TECHNOLOGYADA waxbarashada ugu fiican ee guud Xirfadada ahaan iyo wax Barasho dheer aad ah.
26/07/2023
Ardayda Somaliyeed ee wax ka barta dalweymaha Ruushka waxay umahadcelinayan Dawladda Ruushka oo lacag dhan $640 Million ka dhaaftay Dawladda Soomaaliyeed.
Wasiirka Maaliyadda XFS Mudane Biixi Iimaan Cige ayaa Wasiir ku Xigeenka Maaliyadda Dalka Ruushka Md. Timur Igorevich Maksimov la saxiixday heshiis ay Dawladda Ruushku kaga dhaaftay lacag dhan $ 640 million.
Saxiixidda Heshiiskaan ayaa lafdhabar u ah dhammaystirka geediga dayn cafiska Dalka.
Heshiiskan taariikhiga ah ayaa ka dhacay magaalada Saint Petersburg oo uu barri ka furmayo shir waynaha Afrika iyo Ruushka oo ay ka qeyb galayaan wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka XFS Mudane Saalax Axmed Jaamac.
-Africa.
27/05/2023
Wazirka arimahada dibada Soomaaliya Hon. Abshir Omar jama oo boqosha gaban ku yimid magalada Moscow ee dalwaynaha Ruushka aya Ardayda soomaaliyeed ee wax ka barta wadanka Ruushka kulan so dhawayn ah iyo xog wareysi ah la yeeshay.
# Golden ring hotel.
20/04/2023
Eid Mubarak 1444 H & 2023 M
24/11/2022
Youth Forum "Russia-Africa: Nuclear Education for Sustainable development":
- event dedicated to the search for new forms of cooperation in the field of sustainable development of African countries through the promotion of nuclear education, which makes it possible to realize the potential of young people in high-tech areas of science and technology in their countries of residence;
- held on an annual basis in development of the decisions of the International Forum "Russia-Africa: Science - Education - Cooperation", held at RUDN University on October 25, 2019 on the sidelines of the Russia-Africa Summit, held on October 23-24, 2019 in Sochi.
01/09/2022
Congratulations to everyone on Knowledge Day!.
19/08/2021
🇸🇴🇷🇺Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha Ruushka ee Xiriirka Ruushka dalalka Bariga Dhexe iyo Qaaradda Afrika ahna Wasiir Ku -xigeenka Arrimaha Dibadda ee Ruushka ML Bogdanov ayaa qaabilay safiirka Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya u magacowday dalka Ruushka Xasan Cabdi Daaud.
Safiirka ayaa nuqul ka mid ah warqadahiisa aqoonsiga Safiirnimo waxaaa guddoonsiiyay Erayga gaarka ah ee Madaxweynaha Ruushka u qaabilsan Bariga dhaxe iyo Dalalka Afrika.
03/08/2021
Created in 1991 as a result of Somalia’s civil war, the Dadaab refugee camp situated in the eastern part of Kenya, close to the Somali border, is home to more than 218,000 Somali refugees. Whereas, the Kakuma camp which was established in 1992 and is located in the north-western part hosts approximately 200,000 people majority hailing from South Sudan. The camp also accommodates refugees from Sudan, Somalia, the Democratic Republic of the Congo, Ethiopia, and Uganda. While Kakuma and Dadaab remain the oldest yet functional refugee camps in Africa, Kenya without doubt has demonstrated the nation’s spirit of humanity by its accommodation of refugees on its soil for decades
The Puzzle of Dadaab and Kakuma – Canopus Institute
2 Aug 2021 canopusinstituteCommentaries By: Marion Esmeralda Created in 1991 as a result of Somalia’s civil war, the Dadaab refugee camp situated in the eastern part of Kenya, close to the Somali border, is home to more than 218,000 Somali refugees. Whereas, the Kakuma camp which was established i...
20/07/2021
Ciid wanagsan dhaman umada somaliyed gaar ahan ardayda wax ka barata dalweynaha ruushka.