24/04/2022
Ogeysiis .... ogeysiis ... ogeysiis...
Waxaan dhamaan bulshada ugu bashaareynaynaa Ibnu- Kathir online Quran and islamic institute uu qaadan doono bisha Ramadaan classes cusub kuwasoo kala ah ;
▪︎ caruur- kids
▪︎dhalinyaro - youth iyo
▪︎dadka waaweynba - Adults.
Waxaad kaheleysaa maxhadkan ;
■Barashada higaada
■Carabida
■Akhrinta Quranka
■Xifdinta Quranka
■Tajweedka iyo
■Tafsiirkaba
Macalimiin nidaamsan oo raaceysa teaching methodology ku haboon age walba ayaad kaheleysa dugsigan.
Akhriste baro oo ubadkaaga bar kalaamka Rabbi, kana midnoqo oo ka yeel dhalaankaaga inuu ka midnoqdo /noqoto 10 ka ardey ee 2024Quranka dhameenaya .
The most profitable investment is to investment your time and energy with Quran.
Ibnu-kathir is an Islamic institutes which teaches Quran and Islamic studies via Online.