Mohamed Tusbaxle Official

Mohamed Tusbaxle Official kusoo dhawoow page kayga follow soo dheh like saar ��mahadsanid����
(1)

30/09/2023
Sawirka ugu shidan asbuuca ❤️✌️Is dajiya 😂
22/09/2023

Sawirka ugu shidan asbuuca ❤️✌️

Is dajiya 😂

Tartanka cayaaraha gobolada Puntland ayaa maanta furmaya , iyadoo markii ugu horraysay lagu qabanayo magaalada Gaalkacyo...
01/09/2023

Tartanka cayaaraha gobolada Puntland ayaa maanta furmaya , iyadoo markii ugu horraysay lagu qabanayo magaalada Gaalkacyo.

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Axmed Karaash ayaa galabta ka furidoona Gaalkacyo Tartanka Kubadda Cagta gobolada Puntland.

Diyaarinta Garoonka waxaa qayb weyn ka qaadatay shirkadda Golis, iyadoo la filayo inay abaalmarino kala duwan guddoonsiiso ciyaartoyda si maalinle ah inta uu koobku socdo.
-kubada-cagta-gobalada-puntland

30/08/2023

kan emotional waa dhaafay🤣🤣🤣🤣

25/08/2023

qof walboo ay soo gaarto fariintaan page ka,like iyo follow hasaro

meeshaan brodcasts ayaan sooogalin rabaa maalin dhow ee mala ii camirayaaMohamed Tusbaxle
23/08/2023

meeshaan brodcasts ayaan sooogalin rabaa maalin dhow ee mala ii camirayaa
Mohamed Tusbaxle

Kasbo Replay Badan oo ku guulayso   $15 𝗦𝗛𝗨𝗥𝗨DAHA -garee-pageka Mohamed Tusbaxle Official -garee Postigan*Tartanku wuxuu...
21/08/2023

Kasbo Replay Badan oo ku guulayso $15
𝗦𝗛𝗨𝗥𝗨DAHA
-garee-pageka Mohamed Tusbaxle Official
-garee Postigan
*Tartanku wuxuu ku egyahay galabka arbacada waxaana guulaystaha shaacin doona habeenka khamistu so galayso*

Hadii fariin aanu kuuso diro oo aad sabtida kasoo jawaabi waydo guushadasi way khasaaraysa

FG: Guulaystuhu wuxuu noqonayaa qofka ugu horeeya ee buuxiya shuruudaha sare.

||xikmado cajiiba||Ha sii eegin dib iyo wixii tegay, ma jiro qof orodka guulaysta isagoo xaga danbe eegaya.Farxaddu maah...
18/08/2023

||xikmado cajiiba||
Ha sii eegin dib iyo wixii tegay, ma jiro qof orodka guulaysta isagoo xaga danbe eegaya.

Farxaddu maahan inaad hesho waxaad rabto waqti kasta ee waa inaad jeclaato waxaad haysatid kuna mahadnaqdid.

Dadka caqliga badan waxay leeyihiin asxaab badan, cadowgooduna wuu yaryahay, waayo saaxiib sanad baad ku heshaa cadowna hal maalin, wanaagna waxaa leh qofka Alle siiyo dabeecad wanaagsan.

Wakhtigu qofna ma bedelo, laakiin wakhtigu wuxu muujiya xaqiiqda qofka.

Mar kasta oo ay gabadhu bulshada ku dhex yeelato sharaf iyo soo dhaweyn, waxa ay muujinaysaa wanaagga iyo karaamada ninkeeda. Gabadh waxa ugu weyn ee kor u qaaddaana waa dhowrsanaanteeda.

Haddii aad jeceshahay in ay dadku ku cafiyaan, adigu cafiska iyo saamax bilow.

Arinta ugu wanaagsan ee ku difaaci kartaa markaad maqan tahay waa akhlaaqda iyo dhaqankaaga wanaagsan.

Caqliga wanaagsani waa ubax qurux badan oo aan ka bixin beertaada. Ma jiro qof qalbigaaga dhaawaci kara haddii aanad siraha iyo meelaha aad u liidato u sheegin. Dadka oo dhan hakula dhaqmin dabeecad keliya waayo cudurada ma kaxayso dawo keliya.

Haddii aad la fadhiisato jaahiliinta aamus, hadiii aad la fadhiisto culimada amus, maxaa yelay kan jaahiliint dulqaad ayaa kaga kordhaya, kan cuulimada aqoon ayaa kaga kordhaysa.

Biyo kasta oo macaan oo samada ka soo dhaca waxba k**a bedelaan biyaha dhanaan ee badda, kalsooni nafta sii, adiga ayaa isbedeli karaa, laakiin cidna kuma bedeli karto
W:Q Eng Mohammed Tusbaxle

Duhur wanaagsan dhalinyaro follow dheh pageka🤎🤎🙏🙏
16/08/2023

Duhur wanaagsan dhalinyaro follow dheh pageka🤎🤎🙏🙏

Address

Al Duhail

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mohamed Tusbaxle Official posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share