Somali student association UET Lahore

Somali student association UET Lahore

Share

Somali students UET Lahore Pakistan

Photos from Somali student association UET Lah**e's post 05/03/2025

Welcome Party 2025 – Somali Students Association, UET Lah**e

22-ka Febraayo 2025, Ururka Ardayda Soomaaliyeed (SSA) ee UET Lah**e oo uu hoggaaminayo Guddoomiyaha ururka Engr Abdullahi Afrah, ayaa martigeliyay xaflad Welcome party ah oo si weyn loo soo agaasimay laguna soo dhaweyanayey ardayda Somalida cusub ee UET Lah**e.
Xafladda ayaa waxaa kasoo qeyb galay ardeyda UET Lah**e iyo marti sharaf ka kala socday jaamacado kala duwan oo ku yaal Punjab.

Marti-sharafta waxaa ka mid ahaa ardey ka socda UAF Faisalabad, iiu islamabad, dhakhaatiir ka yimid Multan iyo Bahawalpur, Eng. Liban (Guddoomiyaha Ururka Ardayda Kenya ee UET Lah**e), iyo Eng. Hussain Alfateh (Guddoomiyaha Ururka Ardayda Suudaan – ee Lah**e).

Guddoomiye Abdullahi Afrah ayaa gebagabada xafladda u mahadceliyay guddiga qabanqaabada, kasoo qeyb galayaasha iyo dhammaan marti-sharafta kuwaas oo door muhiim ah ka qaatay guusha xafladda.

Photos from Somali student association UET Lah**e's post 09/02/2023

In the end of January 2023, Somali students in UET Lah**e won football tournament arranged by Sudanese union in Lah**e.

Here are some Glimpses of that night.

Photos from Somali student association UET Lah**e's post 14/01/2023

"Alone we can do so little, together we can do so much"

Somali students society-UET Lah**e Proudly announces its collaboration with Sudanese students Union-Lah**e for the year 2023-2024.

We look forward productive outcomes by this bond.


πŸ‡ΈπŸ‡΄
πŸ‡ΈπŸ‡©

Photos from Somali student association UET Lah**e's post 23/12/2022

"Welcome ever smiles, And farewell goes out sighing."
-William Shakespeare

University life marks a very unique experience in everyone's life as one came across different people, situations, and many more things that university life holds for them.
To celebrate the start with all smiles Somali students In UET Lah**e arranged a β€œWelcome Party” for their juniors of session’22. They Performed cultural dances, fun activities,sang, had amazing dinner together, and enjoyed every bit of it. Various fun-filled activities were performed by them on the stage.

Special Thanks to AKS - UET Photography Society for the coverage.


**e

28/08/2021

Hadanahay ardayda waxkabarata dalka Pakistan qasatan gobolka Lah**e waxaan cabasho kanahay safarada Somalia ee dalka Pakistan waxana tabanena Viso la-aan iyo dhibatoyinkale oo farabadan waxan kacodsanena madaxda dowlada u ugu h**eyo Mohamed Abdullahi Farmaajo iyo RW rooble waxan ka codsanena inee arintan sida ugu dhaqsiyada badan wax kaga qabtan mahadsanidin

24/08/2021

Qof arday ah in visa la’aan ahaado 8 bilood iyo kabadan wax la qaadan karo ma ahan ee safaarada kuwa ka shaqeeyo ha ogadaano iney howsha u taalo aysan eheen howl yar.
β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”-
Caqabadaha heysta ardeyda soomaaliyeed ee wax ka barata dalka pakistan

muwaadinka marka uu ku nool yahay dal aan dalkiisa aheen waxaa halkaas ku matala safaarad,safaradaas waxaa waajib ka saaran yahay ilaalinta xuquuqda muwaadiniinteeda iyo isku xirka laba dowladood.

Burburkii dowladnimadeena soomaaliya waxaa saameyn balaaran ku yeeshay musuqmaaasuq iyo nin jecleysi
taasoo meesha ka saareysa hufnaanta dowladnimada iyo la xisaabtanka, sida aan wada ognahay ardeyda soomaaliyeed waxey Hayaan waxbarasho u soo Aadeen dalalka shisheeye si ay wax ugu kororsadaan
Ardeygaas safarka dheer U soo galey waxaa ku hor gudban caqabado badan taasoo ugu h**eyso matalaad la'aan ka heysata safaarada Iyo takrifal awoodii dowladnimo ee lugu ilaalin lahaa in Asigii loo adeegasado taasoo ugu haboon aqoon darada lugu soo xulayo iyo nin jecleysiga.

Anigoo Ah ardey soomaaliyeed wax ka barta dalka pakistan Waxaan baaq dheer udiraayaa madaxda dalka taasoo ah iney wax ka qabtaan dhibaatada haysata ardayda iyo ku takrifalka awoodeed ay isticmaalayan shaqaalaha safaradda.

caqabadaha:

1. Iskaashiga labada hey'adood ey quseeyso arimaha visaha oo aad u liita taas oo sababtay in aan wax visa ah la heli karin waqti xaadirkaan, inta ugu badan ardayda oo visa la'aan ah sababa laxariira is fahmi waa ka dhex taagan safaarada somalia Pakisatan iyo Wazaarada ey quseeyso arimaha visaha oo ah (wazaarasda arimaha Gudaha ee pakistan )

Wazaarada arimaha gudaha ee pakistan guud ahaan waxeey badashay hanaanka viisaha loo xaraysto oo markii h**e ahaa qaab warqado xareyn oo si toos loogu xareeyn jiray wasaarada hanaankaas oo hada lagu badalay qaab computerized ah (E-Visa) oo adigoo gurigaaga jooga aad soo xareeysan karto, dhamaan wadamada aduunka oo idil waa loo ogalaaday E-visa marka laga reebo 3 wadan oo eey somalia ku jirto, taas oo sababtay in ardaydi wax jawaab ah eeynan helin maadaama aanan ku jirin wadamada loo ogolaaday E-visa wali ardayda wexeey raacaan qaabki h**e, si kasto aan iskugu daynay in aan ku raadino visaha ma suurtagalin in aan helno,Wazaarada arimaha gudaha waxeey si cad noogu sheegeen in safaarada somaliada eey diidantahay in eey kala shaqeeynaan qaabkii E-vasa looga dari lahaa somalia.

2. is diiwaangalinta police-ka, arday kasta waxaa qasab ah in uu is diiwaan galiyo 3 mar.

- marka uu wadanka soo galo
- marka uu dhoofayo
- visaha markuu cusbooneeysiinayo
wadamo badan ayaa nala mid ahaa sida kenya, sudan, lkn hada wax police station ma tagaan oo waxaa dhabarka u dhigtay safaaradahooda oo ka dhiidhiyay arinkaa foosha xun, ardayga somaaliga ah sanadki oo idil wuxuu u dhexeeyaaa, police station, wazaarada arimaha gudaha iyo safaarada somaliada qeeybta lacagta lagu bixiyo.

Waxaan ka codsanayaa madaxda dalka ugu sarayso iney isbadal deg deg ah ku sameeyaan ayna xal u helaan dhibaatada ka jirta safaarada soomaaliyeed ee pakistan.
W/Q: Hussein Bashir

Photos from Somali student association UET Lah**e's post 01/03/2021

Xalfad sodhawenta ardayda sucub 2021 iyo xalfad qalin jabinta ardaydii dhamesay jamacada session 2016&2017πŸ‡ΈπŸ‡΄ πŸ‡΅πŸ‡°

Photos from Somali student association UET Lah**e's post 23/05/2020

Dhamaan ardayda waxkabarata dalka Pakistan qasatan UET Lah**e Eid Mubarak marka labaad waxa cawa dalka Pakistan ka ambabaxay ardayda UET Lah**e u hogaminayo dadal dheer kubixiyay sidii aradyda loo samta bixinlahaa gudomiyaha ardayda jamacada UET Lah**e iyo safarada dalka bakistan oo iskuxil saraty masuliyada aykuleet samata bixinta arday waxaan u mahad celinena ambassador mama KHAdija al maqsumi oo utag neet arinta sidii ardayda loogu celin lahaa wadan koda hoyo ee Somalia ardayda ayaa kala socdo jamacadaha dalka Pakistan oo dhan waxaan leenahay safar salama good bye

13/03/2020

The university will remain closed for two weeks and the mid exams are postponed

Photos from Somali student association UET Lah**e's post 07/03/2020

Somali football leage 2k20πŸ‘‰πŸ‡ΈπŸ‡΄

Tartanta kubada cagta ee ardayda soomaliyeed ee jamacada UET lah**e

Tartankan waxa soo qaban qaabiyay Ururka midowga ardayda Soomaaliyeed ee (Somali Students Association of UET Lah**e) gaar ahaan gudoomiyaha ardayda ayaa waxay u jeedadiisu ahayd isdhex galka iyo midowga ardayda.

Tartankan oo ay ka soo qayb galeen ardayda Soomaaliyeed ee wax ka barta UET kuwas oo ka koobnaa ilaa afar kooxood kuwaas oo si qoto dheer usoo xulay xubinta sports u qaabilsan ee somali students association.

Tartankan oo socday mudo ka badan ilaa sadex isbuuc oo ka koobna kulamo is Wada arag ahaa ayaa final ka waxa isugu yimid labo koox oo run ahaantii soo moojiyay dadaal dheeraad ah iyo hab ciyaareed aad u wanaagsan ayaa waxa ay halkaas guusha ku raacday kooxda la magac baxday FC-HOLAC.

Photos from Somali student association UET Lah**e's post 26/02/2020

Xalfada so dhawenta ardayda cusub 2020 oo aad loso agasimay ayaa kadhacdy dalka Pakistan qasatan Lah**eπŸ‘‰ πŸ‡ΈπŸ‡΄ πŸ‡΅πŸ‡°πŸ˜

Want your school to be the top-listed School/college in Lahore?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address


Lahore