21/06/2023
DEGDEG:- Gabar yar oo lix jir ah ayaa lagu qalay degaanka Daarusalaam .
Gabadha ayaa lagu magacaaba Anisa Sheikh Iidle iyada oo ninka qalay lagu sheegay Cabdullaahi Sheikh Yusuf oo la yiri dhimirka ayuu la’aa.
Waxa uu ka baxsaday goobta sida ay inoo xaqiijiyeen laamaha amaanka 💔