02/12/2024
"Markazka Mucawiye Qur'an Online wuxuu qaadanayaa arday cusub barashada Hingaada iyo Culuumta diinta.
Waxaan ku siinaynaa fursad qaali ah oo aad kaga baran karto Hingaada iyo culuumta diinta si habaysan, laga bilaabo heerka aasaaska ilaa akhriska saxda ah ee Qur’aanka Kariimka ah. Macallimiin khibrad leh ayaa ku baraya hab casri ah oo ku habboon jadwalkaaga.
Haddii aad xiisaynayso inaad ku biirto, fadlan nala soo xiriir si aad isu isdiiwaangeliso.
WhatsApp: +254725500687
Markazka Mucawiye Qur'an Online – halka laga barto Hingaada, Qur’aanka, iyo Shareecada Islaamka."
09/10/2024
إنّ الاتجاه الذي يبدأ مع التعلم سوف يكون من شأنه أن يُحدد حياة المرء في المستقبل
10/04/2024
SIDEE LOOGA CIIDAY XAAFADA KOMAROCK ?
https://youtu.be/HpN2ZAbCMik?si=XFlw--hk3bNn1QPR
06/03/2024
Fursad dahabi ah oo qaali ah halagaa faaiideesto
26/10/2023
Muxadaro Caawa Dhici doonta Insha Allaah || Masjid Sharif || Parklands Nairobi-Kenya
04/09/2023
Nairobi 2023 - Dumarka Muxaadaro Ugaara oo uu ka jeedidayay || Sh Hussein Ali jabuuti
https://youtu.be/PWawnW0fuMg?si=Mnu6Rxm6nVi372_J
25/08/2023
Deeqdii Reer Nairobi oo la gaarsiiyay Shacabka Ku barakacay Dagaladii laascaanood
https://youtu.be/0rYX2tDE37Q?si=3bI9VRXfGXhKIGw_
15/07/2023
FURAYAASHA GUUSHA | 2 SIROOD Oo Aad Guul Kasta KU Gaadhi Karto ┇► Sh. Mustafe Xaaji Ismaaciil
https://youtu.be/SUX05Kr_-WY
30/06/2023
Sheekh Umal oo Si Kulul uga Hadlay halkii Kitaabka Quraanka lagu gubay
https://youtu.be/nVW99md93VE
26/06/2023
Suaalo Iyo Jawaabo Ah Faaiido Badan Leh. sheekh maxamed abdi umal 2023.
https://youtu.be/JZiBd8Jhxt4