16/09/2012
✿ Assalaam A'laikum Wa Rahmatu Allah Wa Barakaatuh sisters and brothers ✿
Norway oo ka dhacay mudaharaad kaduwan mudaharaadyadii ay sameyeen waddamadakale sida " Sudan , Libiya , Yaman , Hindiya , Bakistaan iyo waddamakale oo Muslimiin ah oo badan " Mudaharaad kaas ay ku mujinayaan " Filimkii" laga sameyeey Nabiga {S.C.W} innuu qaldanyahay , ay ku been abuurteen iyo naceeb ay ka qabaan filimkaas iyo inneey ka soo horjedaan sameentiisa !
"Laakin , Muslimiinta Norway oo doorteey inneey dadka ku gaarsiiyaan " NABAD IYO DEGANAAN FARIINTOODA "
Waxeey sameyeen " BOOK" yar oo ay ku soo wadda kobeen , wanaagii Rasuulka {S.C.W } iyo tariikhdiisii oo ku qorantahay english iyo Norwegian . Waxeey go'aan sadeen dadka inneey baraan Muhammed {S.C.W} qofkuu yahay iyo wanaagiisa oo ay dadka u shegaan in laga sameyeey been iyo waxaan jirin uusan aheen qofkaas Rasuulkii {S.C.W}Alle tariikdiisa ! Subhana'Allah .
Det er blitt laget en video som håner Allahs Profet, Muhammed ﷺ. Denne mobbingen av muslimer har skapt store reaksjoner i verden. Vi har respondert ved å del...