Abdi Rashiid Hassan Yousef

Abdi Rashiid Hassan Yousef

Del

Kontaktinformasjon, kart og veibeskrivelse, kontaktskjema, åpningstider, tjenester, stjerner, bilder, videoer og kunngjøringer fra Abdi Rashiid Hassan Yousef, Universitet og høgskole, Nordåssløyfa 5A, 1251 Oslo, Oslo.

03/07/2024

Maxamuud Xaashi iyo Farshaxanka siyaasada dhalinyarada Cabaas Ibrahim Abokor nagu wada gaadhiga

22/09/2022

Talo dhaxal gala

20/09/2022

3 FAA'IIDO oo Laga helo Sigaar cabbista
----------------------------------------------------------------

1. Dadka sigaarka cabba h**e uma duqoobaan!
2. Dadka sigaarka cabba ma qaniini karo eey!!
3. Dadka sigaarka cabba tuug masoo weerari karo marka ay hurdaan.

SABABTA OO AH:
1. Dadka sigaarka cabba ma duqoobaan, sababta oo ah waxay u dhimanayaan da'da yar, dhaawaca sambabada kasoo gaadhaya awgii; sida ay ka digeen haayadaha caafimaadku.

2. Dadka sigaarka cabba eey ma qaniini karo si fudud, sababta oo ah marka sambabadoodu ay dhaawacmaan, waa inay ul ku socdaan mar kasta, eyduna way ka baqaan dadka ul ku haysta gacmahooda.

3. Tuuggu uma soo dhici karaan guriga qofka sigaarka cabba habeenkii, sababta oo ah dadka sigaar cabbayaasha ahi had iyo jeer way soo jeedaan iyagoo qufacaya!

Haddii aad jeceshahay saddexdan faa'iido ee waaweyn, sii wad sigaar cabidda, haddii kale oo aad naftaada jeceshahayna iska jooji sigaarka cabbista.

W/Q: Dr-Dalab

20/09/2022

Dardaarankii xaaskiisa 😄

17/09/2022

Waa heerkalo madadaala

Vil du plassere din skole på toppen av Skole-listen i Oslo?

Klikk her for å få din Sponsede Oppføring.

Sted

Telefon

Nettsted

Adresse


Nordåssløyfa 5A, 1251 Oslo
Oslo
233A