19/11/2024
Dunida oodhan waa badali kartaa lkn waa Goorma Markaad adigu isbadal dhaba latimaado oo iska leexiso wax kasta oo caqabad ku ah Hormarkaaga waayo
I aamin hoosha ugu adag ee aad dunida korkeeda intaad saarantahay aad qabaneeyso waa goaanada aad uqaadato sidaad Naftaada ubadali laheed,
Dagaalka ugu culus ee uu galo qof waaciya oo dareemi kara go'aanada qaldan eey ku hogaabisay naftiisa waa siduu "No"maya udhihi lahaa rabitaanka qaldan ee Naftu dooneeyso uguna jiheeyn lahaa wadada Toosan tan Allaah uu doonayo iyo tan uwanaagsan hormarkiisa
Si aad dagaalkaa ugu guuleeysato waa inaad dhexda uxirataa ka hortaga rabitaaka qaldan ee eey naftu rabto
Allaah swc oo taa kahadlaya quraankiisa kariimkaa wuxuu ku leeyahay .
"إن الله لا يغير ما بقومٍ حتى يغيروا ما بأنفسهم".