ILAYS Accounting & Computers

ILAYS Accounting & Computers ILAYS ACCOUNTING AND COMPUTERS waa School lagu barto cilmiga xisaabaadka (Accounting) sida QuickBoo

OGAYSIIS.Waxaan bilaabi doonaa course Quickbooks ah fadlan hadaad danaynayso nalasoo xidhiidh 875886994.Goobta: Bombeiro...
08/09/2022

OGAYSIIS.
Waxaan bilaabi doonaa course Quickbooks ah fadlan hadaad danaynayso nalasoo xidhiidh 875886994.
Goobta: Bombeiros, Nampula.
Waqtiga: --------

OGAYSIIS: Insha Allaah waxaan bilaabi doonaa Course Computer ah fadlan hadaad danaynayso nagalasoo qaybgal.Goobta: ACSOM...
28/01/2022

OGAYSIIS: Insha Allaah waxaan bilaabi doonaa Course Computer ah fadlan hadaad danaynayso nagalasoo qaybgal.
Goobta: ACSOM, Bombeiros, Nampula.
Maalinta: Talaada 01/02/2022.
Saacada: 18:30
Telphone: 870451410/840451410.
Obrigado

02/10/2021

Qiimaynta stocks
Qaabka Sadexaad:

02/10/2021

Qiimaynta Stocks ga.
Qaabkii Labaad

02/10/2021

Qaababka loo qiimeeyo Stock ga.
Qaabkii koowaad

Machadka ILAYS ACCOUNTING & COMPUTERS wuxuu bilaabi doono courses 1. Using the Computer and managing files (Windows)2. E...
16/08/2021

Machadka ILAYS ACCOUNTING & COMPUTERS wuxuu bilaabi doono courses
1. Using the Computer and managing files (Windows)
2. Excel (Spreadsheets).
3. Database.
4. Word.
Date: 18/08/2021.
Saacada: 17:30.
Goobta: ACSOM
Wixii faahfaahin ah kala xidhiidh number kan 840451410 / 870451410.

31/07/2021

OGAYSIIS
Waxaa labilaabayaa Quickbooks hadii Allah idmo.
Date: 02/08/2021
Time: 17:30.
Sabti, axad, talaado iyo arbaco.
Location: Xarunta jaaliyada ACSOM

11/12/2020

Asc akhyaarta Computerkii waa bilaabaynaa insha allaah.
Date: 12/12/20. Sabti.
Time: 19:30-20:30.
Sabti, Axad, Talada iyo Arbaco.
Place: ACSOM (Xarunta Jaaliyada)
NB: Wixii waqti ama time badal ah waa lagawada hadli karaa.
Mahadsanidin

Waxaan bilaabaynaa course degdeg ah oo 5 days ah oo kusaabsan WORD PROCESSING.Date: 18/11/20.Time: 19:00---20:00.Place: ...
17/11/2020

Waxaan bilaabaynaa course degdeg ah oo 5 days ah oo kusaabsan WORD PROCESSING.
Date: 18/11/20.
Time: 19:00---20:00.
Place: ACSOM.
Fees: None.

Salaam: Dhamaan reer Nampula waxaa loogu bishaaraynayaa in Machadka ILAYS ACCOUNTING & COMPUTERS uu bilaabi doono 4 cour...
12/11/2020

Salaam: Dhamaan reer Nampula waxaa loogu bishaaraynayaa in Machadka ILAYS ACCOUNTING & COMPUTERS uu bilaabi doono 4 courses oo kala ah
1. Accounting (QuickBooks).
2. Using the Computer and managing files (Windows)
3. Excel (Spreadsheets).
4. Word Processing.
NB: Course ka Word processing waa hal usbuuc waana FREE.
Hadaad danaynayso wixii faahfaahin ah kala xidhiidh number kan 840451410 / 870451410.

Casharkii computer ka waxaan bilaabaynaa habeenka Sabtida: 15/08/20 Time 18:00.Hadaad danaynayso fadlan nagalasoo qayb g...
12/08/2020

Casharkii computer ka waxaan bilaabaynaa habeenka Sabtida: 15/08/20 Time 18:00.
Hadaad danaynayso fadlan nagalasoo qayb gal insha allah.

Endereço

Moçambique

Horário de Funcionamento

Segunda-feira 18:30 - 19:30
Terça-feira 18:30 - 19:30
Quarta-feira 18:30 - 19:30
Quinta-feira 18:30 - 19:30
Sábado 18:00 - 20:00
Domingo 18:00 - 20:00

Telefone

+258855886994

Website

Notificações

Seja o primeiro a receber as novidades e deixe-nos enviar-lhe um email quando ILAYS Accounting & Computers publica notícias e promoções. O seu endereço de email não será utilizado para qualquer outro propósito, e pode cancelar a subscrição a qualquer momento.

Atalhos

Compartilhar

Categoria