WAXBARASHO

WAXBARASHO BULSHOOY WAX BARTA AYNU BARWAAQO GAARNEE. *Ku soo biir WAXBARASHO asxaabtaadana ku invite-gareey.

https://www.youtube.com/watch?v=NxSFZyxnA0IWaa muxaadaro qiimo badan oo ka hadleysa Hooyada, qeybtii 1-aad.  Fadlan asax...
08/06/2020

https://www.youtube.com/watch?v=NxSFZyxnA0I

Waa muxaadaro qiimo badan oo ka hadleysa Hooyada, qeybtii 1-aad. Fadlan asaxaabta lasii wadaag .

Qeybta 1aad, muxaadaro aad u qiimo badan oo ka hadleysa HOOYADA.

Prof. Ahmed Ismail Samatar oo si cajiib ah uga hadlaya qiimo waxbarashada. Daawo asaxaabtana lasii wadaag
18/08/2019

Prof. Ahmed Ismail Samatar oo si cajiib ah uga hadlaya qiimo waxbarashada. Daawo asaxaabtana lasii wadaag

AssalamuCalaykum. Waxaa jira Ardey Soomaaliyeed oo ku taqasusuay Media production-ka, Tartan caalami ah ayuu ku jiraa, f...
15/11/2017

AssalamuCalaykum. Waxaa jira Ardey Soomaaliyeed oo ku taqasusuay Media production-ka, Tartan caalami ah ayuu ku jiraa, fadlan codkiina ku caawiya oo u vote gareeya. Waa maareeyaha shirkada Jeegaan. Thank you All

View Nominated Video Solutions and Vote Now! < Back to the Main Page

Dr. Idil Osman oo PhD ka diyaarisay si qoto dheerna uga hadleysa Warbaahinta ay qurbajoogtu leedahay iyo saameynta ay ku...
13/08/2017

Dr. Idil Osman oo PhD ka diyaarisay si qoto dheerna uga hadleysa Warbaahinta ay qurbajoogtu leedahay iyo saameynta ay ku leeyihiin dagalada soomaliya

Qalin jebin jaamacadd East Africa ee Boosaaso.
29/07/2017

Qalin jebin jaamacadd East Africa ee Boosaaso.

MUUQAAL QURUX BADAN
27/07/2017

MUUQAAL QURUX BADAN

Bandhig Waxbarasho 2017. Wa kii ugu horeeyay Dalka lagu qabto
26/07/2017

Bandhig Waxbarasho 2017. Wa kii ugu horeeyay Dalka lagu qabto

Qiimaha waxbarashada iyo Prof. Samatar. Aqoon la'aani waa iftiin la'aan.
26/07/2017

Qiimaha waxbarashada iyo Prof. Samatar. Aqoon la'aani waa iftiin la'aan.

Dhismo cusub oo casri ah - Simad University medical campus
26/07/2017

Dhismo cusub oo casri ah - Simad University medical campus

11/02/2016

Faa'idada wax aqriska iyo wax qoridda oo uu ka hadlayo Sheikheena Sheikh Mustafa X.Ismaaciil. Sidoo kale sheikhu wuxu ka hadlayaa qaabki ay wax u aqrin jireen una qori jireen qaar kamid culimada Islaamka.

24/03/2015

Waa Barnaamij qiimo badan oo Professor Axmed Ismaaciil Samatar uga hadlayo faa'idada iyo dhibaatoyinka .

24/03/2015

Muuqaal ku saabsan dib u furiddii Jaamacadda Ummadda.

Address

University Utara Malaysia, Kolej Perwaja
Sintok
0060

Opening Hours

Monday 10:00 - 23:45
Tuesday 10:00 - 23:45
Wednesday 10:00 - 23:45
Thursday 10:00 - 23:45
Friday 10:00 - 23:45
Saturday 10:00 - 23:45
Sunday 10:00 - 23:45

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when WAXBARASHO posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category