29/05/2021
Dhamaan ardayda soomaaliyeed ee nagu xidhan waxaanu ogaysiinaynaa inaanu u hayno fursado waxbarasho oo dalka ah, kuwaas oo aad ka heli doonto jaamacadaha ugu tayada sareeya dalka .
Ma tahay arday hadda uun dhameystay dugsigii sare ,maskaxdaada maka guuxaysaa waxbarasho dibaddeed oo aad ku diyaariso , waxaanu kaa caawin doono waxkaste oo xog iyo talo ah oo aad u baahan tahay si aad u hesho waxbarasho jaban oo tayo sare leh .
ma tahay arday hada uun dhamaystay waxbarashada jaamacada shahaadada koowaad maankaaga maka guuxaysaa darajada labaad ee haday jawaabtu tahay waxaan kuu haynaa master qiimaha ugu jaban ee aad wax ugaga baran karto adoo dalkaaga jooga iyo adoo dibada u baxayaba .
ma jeceshahay inaad hesho laba shahaado mid dalka ah iyo mid dalka ah oo aad mar kawada qaadanayso laba jaamacadood oo kala duwan adiga oo jooga dalka oo aan tagin meel kale haday jawaabtu tahay waanu kuu haynaa
dhamaan xogahaas iyo kuwo kale oo muhiim ah waxaad ka helaysaan boggan aanu ku leenahay iyo dhaaman xidhiidhada ku xusan sawirka hoos kaaga muuqda .
DHAMAAN ADEEGYADAAS TALO BIXINTA AH WAX LACAG AH KAA WAYDIIN MAYNO WAXAA NAGU FILAN INAAD TAHAY ARDAY SOOMAALIYEED OO WABARASHO TAYO LEH OO JABAN HELAY HADAFKIISANA GAADHAY
MAHADSANIDIIN
30/04/2019
dhamaan ardayda soomaaliyeed ee ku kala nool daafaha aduunka waxaan ugu bushaaraynaynaa in aan u hayno half scholarship master of business administration (MBA) oo ah dalka MALAYSIA taas oo ku dhiganayo ama wax kaga baranayo $4,500 oo kaliya oo ah shahaadada master ee malaysia, hadii uu u baahdo waxa la yidhaahdo MBA with dual award oo ah shahaado malaysia ah iyo mid UK ahna wuxuu kaliya ku darayaa $750 taas oo isku darkoodu noqonayo $5,250 .
xaraynta codsiga ardayga ee jaamacadu hada wuu furan yahay oo waad isdiwaan galin kartaa waa fursad waqti kooban jirta oo ay macquul tahay in ay xidhanto septemper isla sanadkan 2019 sidaa daraadeed waxaan ardayda dhamaystay heerka koowaad ee waxbarashadooda kula talinaynaa inay ka faa'idaystaan fursadan qaaliga ah .
wixii macluumaad ah ee dheeraad ah ee aad u baahato waxaad nagala soo xidhiidhi kartaa emailkan [email protected] ama whtsappkan +601139816716 .
Alle ayaa leh mahad dhamaanteed
29/04/2019
“Qalinkaa wax suureeya
Kugu sima halkaad doonto
Saaxiib kal furan weeye
Sunto fara ku hayntiisa"
23/04/2019
All admission for Master of Business Administration (MBA) with a low cost of budget open now for more information email to [email protected]
20/04/2019
Dhamaan arday jecel inay wax ka bartaan dalka malaysia waxaan halkan ugu hayno adeegyo kala duwan oo ay ka mid yihiin :
1. la talinta ardayga sidii uu u dooran lahaa jaamacad ku haboon aqoonta uu rabo inuu ku takhasuso heerkaste oo aqooneed DIPLOMA ,DEGREE, MASTER ,iyo PHD dhamaan facultieska MEDICINE, ENGINEERING, ICT, BUSINESS ADMINISTRATION ,ACCOUNTING MANAGEMENT iyo dhamaan qaybaha kala duwan ee takhasus ah
2. sidii aan ula baadi goobi lahayn jaamacad dhaqaalihiisu u saamaxaysa oo leh 20% 30% ama 50% si uu dhaqaale ahaan u awoodi karo waxbarasho tayo leh oo hadana macquul ah .
3.waxaan ardayga diyaarka u ah in uu wax ka barto malaysia aanu u xaraynaa waraaqaha codsiga ee jaamacadaha iyo sidii uu u heli lahaa visaha waxbarashada ee uu dalka malaysia ku soo gali lahaa .
4. waxaanu ka caawinaa imaanshihiisa malaysia, soo dhaweytiisa iyo ka warhayntiisa markuu malaysia yimaado haday tahay waxbarashadiisa iyo hadii ay tahay deegaanka uu ku noolanayaba
dhamaan qodobadaas iyo qaar kale oo badanba waxaanu idinku wargalinaynaa inaad kala soo xidhiidhaan Caawi Arday ama f.b bage kaayaga MAAY Education Consultancy Service hadii aad xog ka badan labadaas aad u baahatana soo wac whatsapp numberkan +601139816716
04/04/2019
Dhamaan waxaan Ogaysiinaynaa Bahweynta Jecel in ay waxbartaan Gaar ahaan Wadanka dibadiisa
Inaanu Ufududeynay Helida jamacadaha aya doonayaan
Oo Hada ay furan yihiin