18/09/2019
Scholarship Of Russia is free, apply direct to the universities of Russia or Government.
Dhamaan ardayda sanadkan ka baxday dugsiyada iyo kuwa masters doonaya waxaa furan si bilaasha sanadkan deeqdii waxbarasho ee dalka Russia ama Ruushka aynu kawada faaiidaysano.
deeqdan waxbarasho wax lagacaga lagama rabo ardaydaga buuxiya shuruudaha sida deeqdii h**e wadanka Ireland dhamaan waa bilaash kaliya shuruudaha buuxi kali ahaantaaa ama kaasho Nuur Educational Services ama waydii qof aqoon u leh.
17/09/2019