Adiga iyo Seygaaga ma jecelaan lahaydeen inaad ku aqal gashaan ama bisha malabka aad kusoo qaaadatan Wadanka Malaysia? mise jeclaan lahayd inaad ku soo dalxiisto Magaalooyinka ku wacan Dalxiiska ee Malaysia.
Haddey jawaabtaadu tahay HAA Al Madani Student Counselling ayaa kuula diyaar ah:
1. Soo saaridda Visaha Dalxiiska.
2. Gaari lagaaga soo qaado Airportka ilaa guriga aad degi lahayd oo diyaarsan.
3. Hage Dalxiis Magaalada Caasimadda ee Kuala Lumpur iyo Gobollada kale ee loo dalxiistago.
4. Qiimo Macquul oo ku raalli gelin doono.
Nagala soo Xiriir WhatsApp 017-252 4679 / +252612147323.
Al Madani Student Counselling
Visa Caafimaad, Waxbarasho ama Dalxiis ee Malaysia hadba midkay baahi kuu heyso nala soo xiriir.
01/12/2023
Inbadan waxaan aragnay Dad u baahi qaba in laga caawiyo soo saarista VISAYAASHA wadanka MALAYSIA sida Iyo .
Al Madani Student Counselling oo xarun ku leh Dalka Malaysia khibrad sarena ka heysata soo saarista visayaasha Malaysia ayaa markan xafiis idin kaga furtay Somalia si ay idin kaga haqabtirto Visayaasha aad uga soo baahataan wadanka Malaysia.
la soo xiriir WhatsApp 017-252 4679 ama +252612147323.
Maku dhib qabtaa Cudur wax looga qaban waayay Dalka gudihiisa ama Wadamada Dariska ah?
Al Madani Student Counselling waxay kaa caawineysaa iney u gudbiso xanuunkaaga isbitaalka ku takhasusay xanuunka nooca ku haya ee ku yaalla oo ah dal inta badan dadku ay u aadaan caafimaad ilaah baa hayee.
26/11/2023
23/11/2023
Al Madani Student Counselling waxay kaa saacideysaa in si fudud ay kuugu soo saarto adeegyada Visa ee Malaysia sida
iyo ..
Kusoo dhowaada Page-kan oo aan ugu taloganay inaan uga faa'ideyno Umadda Soomaaliyeed.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Platinum Villa Condo
Kuala Lumpur
53100