24/02/2024
๐๐๐๐ฐ๐จ ๐๐ซ๐ซ๐ข๐ง ๐ฐ๐๐ฒ๐ง ๐๐ฒ๐๐ ๐ค๐ฎ ๐ฌ๐ฎ๐ ๐๐ง.
Marki ay kala baranto bisha shacbaan Ilaahay ayaa waxa uu daalacdaa adoomihiisa oo dhan, kadibna dhamaantood danbigooda wuu dhaafa marki laga reebo laba ruux oo kala ah.
๐๐ช๐ช๐ญ ๐ข๐ช๐จ๐๐ง๐๐ ๐๐ ๐๐ฎ๐ค ๐ง๐ช๐ช๐ญ ๐๐ช๐ฆ๐๐๐ ๐ช๐ฆ๐๐๐ค ๐ฌ๐๐ก๐๐๐ก๐ ๐๐.
Hadabo aan is nadiifinno oo caawo jaaniskaan intuusan dhamaan aan iska cafinno qof kaste oo nagu gardarooday.
Ilaahay ayaa yiri;
( ูุฅู ุชุนููุง ูุชุตูุญูุง ูุชุบูุฑูุง ูุฅู ุงููู ุบููุฑ ุฑุญูู
)
Nabigeenna Salalaahu Calayhi Wasalamna waxa uu yiri;
"ุงุนููู ุนู
ููู ุธูููู
ููู"
Caawo ayay ku beegantahay 15ka shacbaan aan kawada faa'iidaysanno oo ilaahay aan danbi dhaaf iyo danaheenna gaarka ahbo aan ubandhiganno.