Koroorso Aqoontaada Diniiga ah Su'aalo

Koroorso Aqoontaada Diniiga ah Su'aalo KU SOO DHAWAADA DIIN

03/05/2016

Assalamu.Aleykum

08/07/2015

As waad salamantihin dadka peejkan ku xiran

11/06/2015

heyy

08/06/2015

ASC WAD SALAMAN TIHIN DHAMAN DADKA PEEJKAN KU XIRAN

07/06/2014

Sual?waxa shegtaan sedexdii saxaabi ee dagaalkii tabuuk kaharey magacyadoda

14/05/2014

suaal sheeg todobada asxaabi ee xaadiista ugu badan ka wariyeey RASUULKA(NNKH)?

2 suaal sheeg imisa jeer ayuu NABIGU cumaraysteey(NNKH)?

3: suaal sheeg sheeg xiligii laa asaasey magaalada kuufa?

4:sheeg ayaa asaasey magaalada kuufa?

5: suaal sheeg goorama ayuu dhacay dagaalki qaadisiiya?

6-Su’aal Sheeg Haweyneydii ugu horeysay ee dishay nin Yahuudi ah dagal dhexdiis?

7-Su’aal Sheeg kumuu ahaa amiirul Mu’miniinkii xukumaayey xiligii la-furtay Baytul Maqdis?

8-Su’aal Sheeg Nebiga (NNKH) Markii uu geeriyoonaayey Anas Bin Malik imisa jir buu ahaa?

01/11/2013

qiso_diini_ah
Nin baa u yimid Cumar bin Khadaab RC, Ninkaa wuxuu watay Wiil Yar, Cumar ayaa yiri waxaan arkay Maanta wax Yaab leh, waligey ma arag Nin Cunigiisa saan ugu Eg yahay, markaasuu Ninkii yiri:- Cumaroow Ma Ogtahay Wiilkaan inay Hooyadiis ay Dhashay iyadoo Meyd ah.
Markaasuu Cumar RC, intuu Fadhiga badelay ku yiri:- Iiga Sheekee sidee u Dhashay ayadoo Meyd ah.
Ninkii wuxuu yiri:- Wiilkaan isagoo Caloosha Hooyadii ku jiro ayaa Safar i soo Galay, markaasay Hooyadii tiri:- Halkee nooga Tageysaa anoo Xaamil ah oo Dhali rabo? Haddaba, markaan Albaabka Guriga ka baxayey ayaan Caloosheeda Gacanteyda saaray oo aan ku iri:- ILAAHOOW ADIGAAN KUGU AMAANEYSTAY WIILKEYGA. intaas ka dib ayaan Safarkii u baxay.
... ... Haddaba, markaan Safarkii ka soo laabtay, ayaan imid Gurigii oo Xiran, ka dib Deriska ayaa ii sheegeen iney Xaaskeyga Dhimatay, ka dibna waxey ii keeneen Casho, anoo Cashadii cunaaya ayaa waxaan arkay Qiiq meel ka baxaayo, kolkaas ayaan Dadkii weydiiyey, waxaana ay ii sheegeen, inuu Qiiqaasi yahay Qabriga Xaaskeyga, iyagoo weliba ii sheegay maalintii la Aasay ilaa iminka inuu Qiiqaasi ka socdo Qabrigeeda.
Wallaahi inaan Dadka oo dhan uga Aqoon badanahay, inay ahayd Qof Taqiyad, Saalixad, Soon badan oo wixii Xun Reebta, wixii Sanna dadka Sarta ayey aheyd, kolkaas ayaan Dadkii ku iri:- Soo baxa i Raaca aan soo arkee, waan soo baxnay markaan Qabrigii imaanay ayaan ku bilaabay inaan Qodno, markaan Qodnay mise waxaan aragnay Xaaskii oo Meyd ah oo Fadhisa iyo Wiilkii oo Ag fadhiya, ka dib ayana maqlay Cod i leh:- KII AMAANADA ILAAHEEY U DHIIBTAYOOW QAADO AMAANADAADA.
Culimadu waxay yiraahdeen hadduu Dhihi lahaa Illahow Wiilkeyga iyo Hooyadiis ayaan kugu Amaaneystay, ayadoo Nool buu ugu Imaan lahaa laakiin Qadarka Allaah ayuu ahaa inuusan sidaa Dhihin oo Waqtigeeda ayaa intaa ku Ekaa(.allaw noo gargaar yaa allah

30/10/2013

qiso___cajiiba
Nin ayaa gurigiisu ka soo hor jeeday masaajid kaabada gurigiisa ayuu la fadhiisan jiray badeecad waxanu daawan jiray dadka masaajidka galaya marka lagu yidhaa waar kaalay tuko waxa uu ku jawaaba sii socda waan soocdaaye qofwalba saasuu ku odhan jiray maalin ayaa nin u yimid sheekhi waxa aanu ku yidhi maxaad halkan maalin walba aad la fadhidaa waxa uu ku jawaabay bilaa camal sheekhii wuu qoslay waxanu ku yidhi kawaran hadaan shaqo ku siiyo waxa uu yidhi haye waan ubaahanahay waxa uu ku yidhi hayee masaajid kan soo gal waxa uu yidhi waar masaajidka shaqo lagama helee...meel kale idheh...
Sheekhii waxa uuyidhi shaqaduba halkanay taalaaye marka waysooyinka laga waysaysto soo ururi oo gudaha masaajidka gee.. Musha harkaagana aan ku siiyo ... Ninkii maalintii wuxu iska cabaa bahashii marka lawayswaysto wuu soo kacaa wuu guraa hadana halkiisii ayuu ku noqdaa maalintii danbe salaadii ayuu safka danbe ka bilaabay malinkii kale safkii ku xigay ayuu ku tukaday ilaa uu masaajidkii ka eedaamo waxa uu dhinacna ka bilaabay xifdigii quraanka maalmo gudohood waxa uu noqday Imaam kii masaajidka waxanu diiday lacagtii uu qaadan jiray waxanu noqday culimada sucuudiga ugu waa wayn .....

¤say mansha allah¤

28/10/2013

Anas bin Malik (May Allah be pleased with him) said:
The Prophet (pbuh) said, "Do not harbour grudge against one another, nor jealousy, nor enmity; and do not show your backs to one another; and become as fellow brothers and slaves of Allah. It is not lawful for a Muslim to avoid speaking with his brother beyond three days." [Riyad as-Salihin:Book 18, Hadith 1567]

25/10/2013

Alxamdulillaah ..Alxamdulillaah..Alxamdulillaaah..
Ilaah baa mahad iska leh ..Haddaan caawa soo gaarnay JUMCIHII...
Walaal.. kaga faa'ideyso inaad ku salisid RASUULKA csw...Caawa inaad tahay bakheyl iyo in kale bal ishubi.. Maxaa yeelay rasuulka isagaa na yiri.." bakheylku waa mid aan igu salin" Ma suurta gashaa inaad aakhiro shafeecadiida rabtid iyo webigiisa inaad ka cabdtid ,haddana aan aadan ku salin ..Gaar ahaan caawa oo sunnaha uu yahay in lagu saliyo..Balse uu ku maqlaayo... Caqliga suuban wuxuu ku dadaalaa mar waliba meesha faa'idadu ka soo galeyso uu hanto.... Ku sali qof aadan ka maarmin hadhaawto shafeecadiisa iyo biyaha webigiisa..Oo dheh oo soo qor oo ku dhiirri saxb kaa inuu qoro yiraahdo "Allaahuma sali calaa muxammadin wa calaa caalih.."
Walaalayaal Aan ka faaidaysano maalinta jimcaha Aan badino Ducada, Salaada, aqrinta quraanka, suurat Alkahf inaad aqriso iyo inaad ku salliso Nebigii Mohammed c.s.w Illeen waa jimco waa uu na sugayaa qofkii halmar ku saliya nabiga Alle ayaa toban jeer ku sallinaayo Aniga ma dhihin hadalkaas ee Nabiga ayaa yiri

15/10/2013

Miinal ca ciidiin

14/10/2013

Assalamu aleikum yaa muslimiin

Eiid mubaarak all Muslims in the world

Address

Taman Sri Meranti
Canglun
06010

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Koroorso Aqoontaada Diniiga ah Su'aalo posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category