Markiska bilaal ibnu rawaaxa

Markiska bilaal ibnu rawaaxa Información de contacto, mapa y direcciones, formulario de contacto, horario de apertura, servicios, puntuaciones, fotos, videos y anuncios de Markiska bilaal ibnu rawaaxa, Colegio religioso, Hage media, Mexico City.

19/12/2024
🎤🎤 OGAYSIIS  OGAYSIIS OGAYSIIS🎤🎤MADRASA  AL ISXAAN ONLINE ËË BÅRÄSHÄDĀ QUR,AANKA KARIIMKAWAXAY QAADANAYSAA ,ARDAY CUSUB....
26/06/2024

🎤🎤 OGAYSIIS OGAYSIIS OGAYSIIS🎤🎤
MADRASA AL ISXAAN ONLINE

ËË BÅRÄSHÄDĀ QUR,AANKA KARIIMKA

WAXAY QAADANAYSAA ,ARDAY CUSUB.

MADRASADA WAXAA KUUGU DIYAARA MACALIMIIN

UTABA BARAN MACALINNIMADA
XIRFADNA ULEH QAAB KA ONLINE WAX LOOGU GUDBIYO
🖊️🖊️🖋️
MADOOYINKA LAGU QAATO
MADRASADA
👇👇👇👇👇

1. Qur,aanka الـقـرآن الـكـريـم
2. Higaada هجاء
3. carabiga. العربية
4. Xadiiska. الحديث
5.fiqiga. الفقه

📣📣WAKHTIYADA DURUUSTA
👇👇👇👇

1 8.00 am ilaa 11.00 am
2 4.00 am ilaa 6.00 am
3 7.00 pm ilaa 9.00 pm
4 10.00 pm ilaa 11.00 pm

HADABA WIXII FAAH FAAHINA KALA XIDHIIDH LANBARKAN.

WATSABKAN UNA GUDBI MAADADA AAD U BAAHAN TAHAY IYO XILIYADA AAD BARANAYSO

FG.WAXA JIRTA DHIIMO DHIMIS KA FAAIIDAYSO HADII AY KAA GO ANTAHAY IN HORUMARISID AQOONTADA

https://wa.me//+2520637875741

BISHAARO.         BISHAARO   Mubaahantahy barashada quraanka luuqada carabiga ah iyo culuumta shareecada hadaba iska diw...
18/05/2024

BISHAARO. BISHAARO

Mubaahantahy barashada quraanka luuqada carabiga ah iyo culuumta shareecada hadaba iska diwaangeli markiskan Bilaal inbu rabaaX

Sii aad isku Diiwangeliso
Markazka Bilaal ibnu Rabaax

Oo Daruustaada ku bilaabto sii free ah

Kaliya waxaa kaa xigo khidmo yar oo Diiwangelin ah inaad bixiso kadib Daruustaada maadi iyo Diini ayaa ku soconaayo.

Kala xariir qeybta whatsapka halkaan taabo👇

https://wa.me//+2520637875741

Waxa uu yiri Imaam ibnu Qayim:ᴀғᴀʀ Wᴀxᴀ ᴀʏ sᴏᴏ ᴊɪɪᴅᴀᴀ ᴀrzᴀᴀǫᴅᴀ1. Salaadda habeenkii.2. Istiqfaarta oo la badiyo xilliga ...
16/05/2024

Waxa uu yiri Imaam ibnu Qayim:

ᴀғᴀʀ Wᴀxᴀ ᴀʏ sᴏᴏ ᴊɪɪᴅᴀᴀ ᴀrzᴀᴀǫᴅᴀ

1. Salaadda habeenkii.
2. Istiqfaarta oo la badiyo xilliga suxuurta.
3. Sadaqado oo la caadaysto.
4. 𝗶𝘆𝗼 𝗗𝗶𝗸𝗿𝗶𝗴𝗮 (oo la badiyo) 𝗺𝗮𝗮𝗹𝗶𝗻𝗸𝗶𝗶 𝗾𝗮𝘆𝗯𝘁𝗮 𝗵𝗼𝗿𝗲 𝗶𝘆𝗼 𝗾𝗮𝘆𝗯𝘁𝗮 𝗱𝗮𝗺𝗯𝗲.

18/04/2024

Sii aad isku Diiwangeliso
Markazka Bilaal ibnu Rabaax

Oo Daruustaada ku bilaabto

Kaliya waxaa kaa xigo inaad raacdo linkan oo aad isDiiwangeliso kadib Daruustaada maadi iyo Diini ayaa ku soconaayo.

Kala xariir qeybta whatsapka halkaan taabo👇

https://wa.me//+2520637875741

NABIGU SCW WAXA UU YIRI QOFKII AGTIISA LAGU SOO HADAL QAADO HA IGU SALIYO
15/04/2024

NABIGU SCW WAXA UU YIRI QOFKII AGTIISA LAGU SOO HADAL QAADO HA IGU SALIYO

تقبل الله صيامنا يوم القيامة، الليلة ليلة الخامس والعشرين وأكثر الليالي أملاً، أنصحكم بمضاعفة الجهود.ونشر الخبر السار إل...
03/04/2024

تقبل الله صيامنا يوم القيامة، الليلة ليلة الخامس والعشرين وأكثر الليالي أملاً، أنصحكم بمضاعفة الجهود.
ونشر الخبر السار إلى الإخوة والأخوات الآخرين

📣📣Ogaysiis....... .🎉...Madoonaysaa inaad barato adoo gurigaaga jooga ama goobtaada shaqada inaad si online ah kubarato w...
01/04/2024

📣📣Ogaysiis....... .🎉...

Madoonaysaa inaad barato adoo gurigaaga jooga ama goobtaada shaqada inaad si online ah kubarato waxbarasho online ah waxa uu bixiya markiska bilaal ibnu rabaax maadooyinkan :
📖 Qur'aanka kariimka
📖 higaada carabida
📖 luqada carabiga
📖 culumta shareecada
📖 somali,,xisaab.

Hadaba si aad warbixin dheeraad u hesho nagala soo xidhiidh bartan ⬇️⬇️

https://wa.me//+2520637875741
FG:
fursadan cid walba way ufaran tahay .

Dirección

Hage Media
Mexico City

Página web

Notificaciones

Sea el primero en enterarse: le enviaremos un correo electrónico cuando Markiska bilaal ibnu rawaaxa publique novedades y promociones. Su dirección de correo electrónico no se utilizará para ningún otro fin y puede darse de baja en cualquier momento.

Atajos

Compartir

Categoría