Xafiiska Mamulka Degmada Qadaduma Kadaduma Admistiration Office

Xafiiska Mamulka Degmada Qadaduma Kadaduma Admistiration Office Government officials

๐†๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ค๐š ๐ƒ๐š๐š๐ฐ๐š ๐ƒ๐ž๐ ๐ฆ๐š๐๐š ๐๐š๐๐š๐๐ฎ๐ฆ๐š **********************************************Kulan la xidhiidha xoojinta amniga xuduudah...
10/09/2022

๐†๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ค๐š ๐ƒ๐š๐š๐ฐ๐š ๐ƒ๐ž๐ ๐ฆ๐š๐๐š ๐๐š๐๐š๐๐ฎ๐ฆ๐š
**********************************************
Kulan la xidhiidha xoojinta amniga xuduudaha ๐ƒ๐ƒ๐’ iyo Dalka ๐Š๐„๐๐˜๐€ oo ka dhacay Degmada Qadaduma ee Gobolka Daawa
Shirkaas oo Hogaaminayo ๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐š ๐š๐ซ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐—๐ข๐ฌ๐›๐ข๐ ๐š ๐†๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ค๐š ๐ƒ๐š๐š๐ฐ๐š ๐ฆ๐ฎ๐๐š๐ง๐ž ๐€๐›๐๐ข๐Ÿ๐š๐ญ๐š๐ฑ ๐€๐๐š๐ง ๐ข๐›๐ซ๐š๐š๐ก๐ข๐ฆ ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐š ๐—๐ฎ๐๐ฎ๐ฎ๐๐š๐ก๐š ๐†๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ค๐š ๐ƒ๐š๐š๐ฐ๐š ๐Œ๐ฎ๐๐š๐ง๐ž ๐Œ๐š๐ฑ๐š๐ฆ๐ž๐ ๐œ๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐จ๐ฐ ๐ˆ๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ฌ๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐ข๐ฒ๐ข๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ƒ๐ž๐ ๐ฆ๐š๐๐š

Kulankan ayaa looga hadlayay iskaashiga amniga iyo xoojinta xuduudaha labada dhinac, waxaana ka soo qeybgalay laamaha amniga ee Gobolka ๐ƒ๐š๐š๐ฐ๐š iyo Gobolka ๐–๐š๐ฃ๐ž๐ž๐ซ

haseyeeshee waxyaabihii sida gaarka ah looga hadlay waxaa ka mid ahaa sugidda amniga xuduudaha, wacyigelinta bulshada ee kor-u-qaadidda amniga, ka warqabka isku socodka bulshada, Labada dhinacba la-dagaallanka fikradaha xagjirnimada iyo in la iska kaashado kooxaha Argagixisada.

๐Ž๐ฅ๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐๐š๐๐š๐š๐Ÿ๐š๐๐š ๐ƒ๐„๐† ๐๐€๐ƒ๐€๐ƒ๐”๐Œ๐€Saaka oo Maalin sebti ah ayaa Degmada Qadaduma ee Gobolka Daawa Hawlaha Tabarucaadka Bilah...
27/08/2022

๐Ž๐ฅ๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐๐š๐๐š๐š๐Ÿ๐š๐๐š ๐ƒ๐„๐† ๐๐€๐ƒ๐€๐ƒ๐”๐Œ๐€
Saaka oo Maalin sebti ah ayaa Degmada Qadaduma ee Gobolka Daawa Hawlaha Tabarucaadka Bilaha Xagaaga Ayaa Maanta xarunta Magaalada Lagu fuliyey Ololaha Nadaafada
Nadaafadaas waxaa Goobjoog ka ahayeen G/kuxigeenka Degmada iyo Masuuliyiinta kale
Waxaan ka soo qeybgaley Shaqaalaha Dowlada,Liiga dhalinyarada,iyo shacabka Qeybihiisaa kala Duwan

Kal-fadhi deg deg ah ayaa Golaha Xildhibaanada deegaanka hadda uga furmay hoolka shirarka ee Qaryan Dhoodaan.Waxaana laf...
26/08/2022

Kal-fadhi deg deg ah ayaa Golaha Xildhibaanada deegaanka hadda uga furmay hoolka shirarka ee Qaryan Dhoodaan.

Waxaana lafilayaa in lagu ansixin doono ajandayaal dhowr ah.

Wixii faahfaahin ah dib ayaan idiinku soo gudbin doonaa.

Barnaamijka tabarruucaadka labada bilood ee xagaaga ayaa laga daahfuray Gobolka Daawa Degmada QadadumaOl'olahan barnaami...
24/08/2022

Barnaamijka tabarruucaadka labada bilood ee xagaaga ayaa laga daahfuray Gobolka Daawa Degmada Qadaduma

Ol'olahan barnaamijka tabarucaadka bilaha xagaaga oo ay daahfurkiisa goob-joog ka ahaayeen masuuliyiinta Degmada Qadaduma
Masuuliyiinta iyo dhallinyarada ayaa ugu dambayn si wadajir ah Ceelasha Dadka ka cabayaan ayaa la qodey

Marwalba waxaan ku Kalsoonahay, Awoodina Iyo Kartidiina xirfadeed illaahay, na waa idinla Jiraa,Ka Guuleysta Cadowga Soo...
20/07/2022

Marwalba waxaan ku Kalsoonahay, Awoodina Iyo Kartidiina xirfadeed illaahay, na waa idinla Jiraa,Ka Guuleysta Cadowga Soo Duuley, InshaAllah

Ciidanka Xooga Gaarka DDS,Waa Hiilka Shacabka.

Guuleeysta Ciidankeygiyow Waxaad Tihiin Deyrka Iyo Tiirka Shacabka Deegaanka ๐Ÿ’Ÿโ˜‘๏ธ Our Xooga, Our Heroes๐Ÿ’ชโค๏ธ๐Ÿ’ช

Tababarka Hogaaminta Hoose ee Qabaleyada Degmada Qadaduma ee Gobolka Daawa ayaa saake ka furmey Xarunta Degmada casharad...
01/06/2022

Tababarka Hogaaminta Hoose ee Qabaleyada Degmada Qadaduma ee Gobolka Daawa ayaa saake ka furmey Xarunta Degmada casharada la baranayo dhowr ah Jiho cusub,Qorshaha 10sano Dibu habaynta dhaqaalaha

Dalag Iyo DaryeelMasuulin Iskugu Jira Her Degan Her Gobol Iyo Her Degmo Ayaa Sokormeerey Dhul Beredka Kuyala Qabalaha Aa...
31/05/2022

Dalag Iyo Daryeel
Masuulin Iskugu Jira Her Degan Her Gobol Iyo Her Degmo Ayaa Sokormeerey Dhul Beredka Kuyala Qabalaha Aade Ee Katirsan Degmada Qadaduma

Tababarka Hogaminta Dhexe Iyo Kuwa Hoose Ee Degmada Qadaduma Ayaa Kafurmey Holka Shirarka Degmada
27/05/2022

Tababarka Hogaminta Dhexe Iyo Kuwa Hoose Ee Degmada Qadaduma Ayaa Kafurmey Holka Shirarka Degmada

Shirka joogtada ahaa oo maalin sabti ah Tarikhduna ay tahay 6/09/2014***************************************Shirka unug-...
14/05/2022

Shirka joogtada ahaa oo maalin sabti ah Tarikhduna ay tahay 6/09/2014
***************************************
Shirka unug-asaasiga iyo unug-hosaadada shaqaalaha ayaa maanta ka qabsoomey Hoolka Degmada Qadaduma waxaan ka soo qeybgaley Madaxa arimaha siyaasada Gobolka Daawa iyo masuuliyiinta kale Heer gobol ah
Qodobada shirka:-
1.Abaabulka waxsoosaarka Dalaga iyo Daryeelka
2. Ololaha Nadaafada magaalada iyo Goobaha Biyaha
3. Arimaha Shaqo-galka
4. Xaalada sicirbararka
5.Aqoonsiga shaqaalaha

Degmada Qadaduma Waxan Bulshada Ku Wacygaliney In Xooga Lasaaro Dhinaca Berashada Dhulka Si Aan Ugabaxno Bahida Dadka Iy...
03/05/2022

Degmada Qadaduma Waxan Bulshada Ku Wacygaliney In Xooga Lasaaro Dhinaca Berashada Dhulka Si Aan Ugabaxno Bahida Dadka Iyo Mida Calafka Xoolaha Iyado Laga Faideysanayo Xiliga Robka Islamarkana Tagero Dheeri Ah Lasiin Doono . Waxsosarka Beraha Aya Waxa Hada Lagu Hawlan Yahay Berashada Dhulka

Degmada Qadaduma Si Farxadleh Looga Ciidey
02/05/2022

Degmada Qadaduma Si Farxadleh Looga Ciidey

Asalamu Caleykum Dhamman Ummada Islamka Waxan Ugu Hambalyeyneyna MunasibadaCidul Fidriga Ee Sanadka 1443.Hambalyo Hambal...
01/05/2022

Asalamu Caleykum Dhamman Ummada Islamka Waxan Ugu Hambalyeyneyna Munasibada
Cidul Fidriga Ee Sanadka 1443.

Hambalyo Hambalyo Ciid Wangsan Kulu Caam Wa Antum BiKheyr

Address

Qacha's Nek

Telephone

+251922008850

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xafiiska Mamulka Degmada Qadaduma Kadaduma Admistiration Office posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share