Hiilo shacab

Hiilo shacab

Share

Mohamed omar

11/08/2024

11/07/2024

🚨 𝐇𝐄𝐑𝐄 𝐖𝐄 𝐆𝐎! Man United agree to sign Joshua Zirkzee as first move for INEOS 🔴🇳🇱

Exclusive details: Man United will 𝐍𝐎𝐓 trigger release clause but pay slightly above €40m… but with better payment terms, as the fee will be paid in three years.

Zirzkee signs five year deal at Man United, ready for Old Trafford move — also option included until 2030.

Formal steps and medical to follow with Zirkzee, top talent in Serie A last season now moving to United ✨

𝐑𝐚𝐭𝐞 𝐭𝐡𝐢𝐬 𝐬𝐢𝐠𝐧𝐢𝐧𝐠 𝐟𝐫𝐨𝐦 𝟏 𝐭𝐨 𝟏𝟎! ⚡️

11/07/2024

Waa markii ugu horraysay ee aan maalmahaan arko xulka England oo jaanta iyo jiibta isla helay. Nederland waxbaa la tusay caawa. Dhex ayay mareysaa ciyaarta, England 1-1 Nederlands

11/07/2024

🚨🇳🇱 Wax badan oo ku saabsan Matthijs de Ligt. Man United iyo Bayern ayaa sidoo kale ku dhow inay heshiis ka gaaraan qiimaha, wadahadalada ayaa socda. Bayern ayaa ku adkeysaneysa €50m iyadoo Man United ay qaabeyneyso soo jeedinta oo ay ku jiraan waxyaabo dheeri ah. ↪️🇳🇱 United waxa ay dooneysaa in labada heshiis ee Zirkzee/de Ligt loo sameeyo sida ugu dhaqsiyaha badan.

25/04/2020

WAR DEGDEG ah waxaa geeriyooday madaxeynihii kuriyada waqooyi

24/04/2020

Tirada kiisaska corono virus ka ee dalka soomaliya ayaa gaadhay 328 kiis dhimashada ayaa ah 16 halka dadka ka bogsaday ay yihiin 8 ruux

24/04/2020

Kenya waxey xaqiijisay 17 case oo cusub maanta taaso tirada guud ka dhigaysa 320

24/04/2020

Gudoomiyaha ururka onlf ayaa ugu hambalyeeye shacabka soomaliyeed bisha barakeysan ee ramadaan waxuu sidoo kale kubooriyey shacabka somali state iney qaatan awaamirta ka imaneysa dowlada iyo hayaadaha cafimaadka si looga taxadaro xanuunka covid19 waxuu sidoo kale shacabka Ku booriyey iney tabcadaan dhulkooda kana faideystaan nimcada rabi sidoo kale waxuu uga digay fatahaadaha ka dhalan kara roobka guga

Want your school to be the top-listed School/college in Westlands?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Islii
Westlands