Salmaan al faarisiyi

Salmaan al faarisiyi Wanaag baan kuu hayaa iyo weedh wacane
Walaal iisoo ducee hadii aan kaa horeeyo

23/05/2024
Hooyadanoo ninkeeda oo ka masayray gacmaha ka jarayHonaasaha/masayrka raggu waa hali
22/05/2024

Hooyadanoo ninkeeda oo ka masayray gacmaha ka jaray
Honaasaha/masayrka raggu waa hali

نجيب محفوظ
30/10/2023

نجيب محفوظ

Sufyaan taakeeye gacanta dawladda somalia ayuu ku jiraa Talow maxaa xigi doona
03/10/2023

Sufyaan taakeeye gacanta dawladda somalia ayuu ku jiraa
Talow maxaa xigi doona

Dheh waa laguu sakhiri hawlaha ku haysta iyo muskiladahaba
03/10/2023

Dheh waa laguu sakhiri hawlaha ku haysta iyo muskiladahaba

13 Sano ayaan bilkasta biilka aan qaata qayb u diri jiray bishii waxaan ku shaqeyn jiray $450 iyada waxaan udiri jiray $...
01/10/2023

13 Sano ayaan bilkasta biilka aan qaata qayb u diri jiray bishii waxaan ku shaqeyn jiray $450 iyada waxaan udiri jiray $250 dollar 💵 bilkasta' waxaan is lahaay soo jiido oo haku jeclaato waxey iisheegi jirtay in ay waxbarasha ku jirto markii ay dhameysana an is guursan donan

balse waxaa hadda ogaaday in laqabo oo ay reer leedahay lacakta ani liiga qaadana ilmaha lagu biili jiray waana qiyaano ay isla ogaayen 😔

Xikmad baa tidhaahda:Aamuska aad aamusto kolka aad baahan tahay, waxay tilmaantaa  cisatu nafsi.Aamuska aad aamusto kolk...
01/10/2023

Xikmad baa tidhaahda:

Aamuska aad aamusto kolka aad baahan tahay, waxay tilmaantaa cisatu nafsi.

Aamuska aad aamusto kolka lagugu jeesjeeso, waxay tilmaantaa sarrayn

Aamuska aad aamusto kolka aad cadhooto, waxay tilmaantaa awood.

Aamuska aad aamusto kolka aad guulaysato, waxay tilmaantaa kalsooni.

Aamuska aad aamusto kolka wax laguu geysto, waxay tilmaantaa xikmad.

Aamuska aad aamusto kolka aad murugooto, waxay tilmaantaa sabar iyo tala saarasho Alle.

Aamuska aad aamusto xilliga dadku kuu nasteexeenayaanna, waxay tilmaantaa aadaab.

Xigasho Mubarak Hadi

30/09/2023

Waxa u malaynaysay Xorriyad balse
Ma oga inay ku khasaartay oo ay wayday wixii ka difaaci lahaa dhibka

Address

Ngara East

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Salmaan al faarisiyi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Salmaan al faarisiyi:

Shortcuts

Share