Page Tafsiirka quranka kareen
K
قل ياايها.الكافرون لااعبدماتعبدون ولا أنتم عابدون ما اعبد ولا اناعابدماعبدتم ولا انتم عابدون ما اعبد لكم دينكم ولي دين
109:1 - Waxaad dhahdaa, Gaalooy.

109:2 - Ma caabudayo waxaad caabudaysaan.

109:3 - Idinna ma caabudaysaan Eebahaan caabudi.

109:4 - Mana caabudin waxaad caabuddeen,

109:5 - Idinkuna (hadda) ma caabudaysaan Eebahaan caabudi.

109:6 - Idinkana Diintiina yaad leedihiin, Anna Diintaydaan leeyahay.
إذا جاء نصرالله والفتح 1 ورأيت ألناس يدخلون في دين ألله أفواجا 2 فسبح بحمد ربك واستغفره أنه كان توبا
110 - An-Nasr - النصر
110:1 - Markuu yimaaddo gargaarkii Eebe iyo Fatxiga (Furashada maka).110:2 - Ood aragtid Dadkoo Diinta Eebe u soo gali Kooxo.110:3 - U tasbiixso Eebe adoo ku mahadin Dambidhaafna waydiiso illen waa dambidhaaf badanee.
تبت يدا أبي لهب وتب ما أغني عنه ماله وكسب سيصلي نارا ذات لهب وامراته حمالة الخطب في جيدها حبل من مسد
111:1 - Waxaa khasaaray Gacmihii Abuulahab, halaagmayna.111:2 - Waxna uma tarin Xoolihiisii iyo wuxuu kasbadayna.111:3 - Wuxuuna gali Naar Olal leh.111:4 - Haweenaydiisii Qoryaha xambaari jirtayna (waxay gali Naar).111:5 - Luqunteedana waxaa la yeeli Xadhig Liif ah.
بسم الله الرحمن الرحيم
1:1 - Magaca Eebe yaan kubillaabaynaa ee Naxariis guud iyo mid gaaraba Naxariista.
قل هو الله أحد الله الصمد لم يلد ولم يولد ولم يكن له كفوا أحد
112:1 - Waxaad dhahdaa (Nabiyow) Eebe waa Kali (wehelna ma leh).

112:2 - Waana Sayid (deeqtoon).

112:3 - Eebe wax ma dhalin, isna lama dhalin.

112:4 - Wax la mid ahna ma jiro.
بسم الله الرحمن الرحيم
1:1 - Magaca Eebe yaan kubillaabaynaa ee Naxariis guud iyo mid gaaraba Naxariista.1:2 - Mahad Eebaa iska leh ee barbaariyaha Caalamka ah (Koonka).
قل اعوذ برب الفلق من شرماخلق ومن شرغاسق اذاوقب ومنالنفثات في العقد ومن شر حاسد اذاحسد
113:1 - Waxaad dhahdaa (Nabiyow) waxaan ka magangalay Eebeha Subaxa (abuuray).113:2 - Wixii shar leh sharkiisa.113:3 - Iyo Habeenka sharkiisa markuu madoobaado.113:4 - Iyo sharka Sixirrowga wax ku tufa guntimaha.113:5 - Iyo sharka Xaasidka wax Xasda.
بسم الله الرحمن الرحيم
قل اعوذبرب الناس ملك الناس اله الناس الديوسوس في صدرالناس من الخنة الناس114:1 - Waxaad dhahdaa «Nabiyow» waxaan ka magangeley Eebaha dadka barbaariya.

114:2 - Ee dadka xukuma.

114:3 - Ee ah Ilaaha dadka.

114:4 - Sharka «iyo xumaanta» waswaasiyaha qarsoon.

114:5 - Ee waswaasiya laabta «Qalbiga» dadka.

114:6 - «Kuwaas wax waswaasinayna» oo ah jinni iyo insiba.
الحمد لله رب العالمين1:2 - Mahad Eebaa iska leh ee barbaariyaha Caalamka ah (Koonka).
الرحمن الر حيم1:3 - Ee naxariis guud iyo mid gaaraba naxariista.
بسم الله الرحمن الرحيم1:1 - Magaca Eebe yaan kubillaabaynaa ee Naxariis guud iyo mid gaaraba Naxariista.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Isli
Nakuru
NAIROBI