Markaz Ibnu Hassan

Markaz Ibnu Hassan القرآنُ مَنهَجُنا، وبهِ نَبني الأجيالَ، وبجَمالِ الخَطِّ نُزيِّنُه.

20/05/2026

Jawiga Imtixaanka Farbarka Markaz Ibnu Hassan || Dufcadii 2aad







Sawiro kooban oo ka tarjumaya jawiga imtixaanka FarbakaWaa tallaabo muhiim ah oo lagu qiimeynayo horumarka ardayda iyo d...
20/05/2026

Sawiro kooban oo ka tarjumaya jawiga imtixaanka Farbaka
Waa tallaabo muhiim ah oo lagu qiimeynayo horumarka ardayda iyo dadaalkooda.
اللهم زدهم علماً نافعاً






Ogeysiis Imtixaan Markazka Ibnu Hassan Waxuu Diyaarshay Arday Dhameysatay Barnaamijka إتمام أساسيات التعليم و قواعد القر...
19/05/2026

Ogeysiis Imtixaan

Markazka Ibnu Hassan Waxuu Diyaarshay Arday Dhameysatay Barnaamijka

إتمام أساسيات التعليم و قواعد القراءة والكتابة
in Sha Allah Maalinta Arbacada Iyo Imtixaanka Arday Baa jira
Waxaa Imtixaanka ka Qaadaya
Sheikh Adam Bariyow

Thank you for your hard work and good behavior.
19/05/2026

Thank you for your hard work and good behavior.

A Place Where Knowledge Shapes CharacterMarkaz Ibnu Hassan
10/05/2026

A Place Where Knowledge Shapes Character
Markaz Ibnu Hassan

29/04/2026

الحمد لله الذي أتمّ عليك هذه النعمة العظيمة، وجعل القرآن نورًا لقلبك ورفعةً في درجاتك.
أسأل الله أن يجعل ما قرأتَ حجةً لك لا عليك، وأن يرزقك تلاوته آناء الليل وأطراف النهار، وأن يجعلك من أهل القرآن الذين هم أهله وخاصته.

تهنئة ختم القران الكريم
29/04/2026

تهنئة ختم القران الكريم

21/04/2026
11/04/2026

Hambalyo
Sh Baaryow - امتحان إتمام أساسيات التعليم في قواعد القراءة والكتابة
Markaz Ibnu Hassan




Hambalyo Abdihalim Oo Ku Guulaystay Imtixaanka Higgaadda. Guusha Aad Gaadhay Waxay Muujinaysaa Dadaalka, Samirka Iyo Joo...
08/04/2026

Hambalyo Abdihalim Oo Ku Guulaystay Imtixaanka Higgaadda. Guusha Aad Gaadhay Waxay Muujinaysaa Dadaalka, Samirka Iyo Joogtaynta Aad Ku Bixisay Barashada Akhriska Saxda Ah. Maanta Waxaad Gaadhay Heer Aad Si Hufan Oo Kalsooni Leh Ugu Akhrin Karto Qur’aanka Kariimka Ah, Taas Oo Ah Nimco Weyn Iyo Tallaabo Muhiim Ah Oo Mustaqbalkaaga Diineed. Waxaan Kuu Rajaynaynaa Horumar Joogto Ah Iyo In Aad Sii Xoojiso Xirfaddaada Akhriska Qur’aanka. Hambalyo Mar Kale.

Address

Jam Street, Kulan Cafe
Nairobi
00610

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Markaz Ibnu Hassan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category