17/06/2026
๐ Fahamka Qur'aanka
Qur'aanka Kariimka ah akhriskiisa kaliya ma aha, ee fahamka macnihiisu waa furaha aqoonta iyo hanuunka.
๐ Daawo sharaxaadda Suuratul Falaq, kuna dhiirrigeli ubadkaaga barashada Qur'aanka iyo fahamka macnihiisa.
๐ Diiwaangelintu way socotaa.