Banaadir Tv

Banaadir Tv

Share

Journalist

26/10/2021

Hakaba Banaanshee
Xasan Nageeye

29/09/2020

Kaftanka Siyaasada
Madaxweynaha iyo Weriyayasha ❗

Wariye:
Mudane Madaxweyne weriyaashii diiday ee maamulkaada ka hor taagnaa dhiibistii Qalbi Dhagax adigoo waliba xog ogaal ah iyo adiga yaa dalka bur burinayo ?

Farmaajo:
Su'aashaasi wey igu adag tahay k**a jawaabi karo

Wariye:
Mudane Madaxweyne weriyaashii diiday ilaa hadana diidan in mujaahidiinta ONLF yihiin argigixiso adigoo goob joog ahna xukuumadaadii ogolaatay walina aadan ka hadlin iyo adiga yaa dalka bur burinayo?

Farmaajo:
Su'aashaasi wey igu adag tahay k**a jawaabi karo

Wariye:
Mudane Madaxweyne weriyaashii qalad u arkaayay in guriga CC Warsame la weeraro haween iyo ciidan lagu laayo kabaha lagu aaso iyo adiga yaa dalka duminayo ?

Farmaajo:
Su'aashaasi wey igu adag tahay k**a jawaabi karo

Wariye:
Mudane Madaxweyne weriyaashii qalad u arkay ilaa hadana aaminsan in shacabkii Baydhabo la laayo iyo adiga oo aan ilaa hada ka garaabin yaa dalka bur burinayo?

Farmaajo:
Su'aashaasi wey igu adag tahay k**a jawaabi karo

Wariye:
Mudane Madaxweyne weriyaashii diidanaa in la cunaqabateeyo shacabka Jubbooyinka iyo Gedo oo qaarkood u geeriyoodeen iyo adiga yaa dalka duminayo ?

Farmaajo:
Su'aashaasi wey igu adag tahay k**a jawaabi karo

Wariye:
Mudane Madaxweyne weriyaashii diidanaa ilaa hadana ka soo hor jeedo in ciidan Soomaaliyeed oo dagaalka Al-shabaab ka bilaabay Madaxtooyada lagu tilmaamo ciidan qabiil oo la ruqseeyo iyo adiga yaa dalka duminayo ?

Farmaajo:
Su'aashaasi wey igu adag tahay k**a jawaabi karo

Wariye:
Mudane Madaxweyne weriyaashii shari darrada u arkay in qal qal la geliyo amniga Madaxweyniyaashii h**e ee dalka oo gar gaar u socday iyo adiga oo maamulkii sameeyay hogaaminayay yaa dalka bur burinayo?

Farmaajo:
Su'aashaasi wey igu adag tahay k**a jawaabi karo

Wariye:
Mudane Madaxweyne weriyaashii qalad u arkayay in la weeraro Prof Jawaari ilaa hadana sharci darro ka aaminsan iyo adiga oo goob joog ahaa falkaas yaa dalka duminayo?

Farmaajo:
Su'aashaasi wey igu adag tahay k**a jawaabi karo

Wariye:
Mudane Madaxweyne weriyaashii ka hadlay sharci darradii lagu riday Xukuumaddii dalka iyo adiga oo daqiiqado kadib taageeray yaa dalka duminayo?

Farmaajo:
Su'aashaasi wey igu adag tahay k**a jawaabi karo

Wariye:
Mudane intaas iyo ka badan ayaa sameysay weriyaashana waa diidanyihiin ee yaa dalka duminayo adiga iyo weriyaasha ?

Farmaajo:
Su'aashaasi wey igu adag tahay k**a jawaabi karo ee Barnaamijkaan inoo soo xera

Martida Sharafta leh halkaas ayaan ku soo xereynaa barnaamijkii xog wareysi ee aad su'aalaha ku weydiineyseyn Madaxweynaha Qaranka Max'ed Cabdullaahi Farmaajo Guul iyo waliba Guul

Mudane Xasan Sheekh Qosolka ka daa madaxdeena kkkk

09/09/2020
01/09/2020

Qarax

Photos 26/08/2020

Qaadka/Jaadka Kenya laga dhoofiyo ee Soomaaliya la geeyo waxaa lagu xiray shuruudahan, dowladda Soomaaliya ayaana shuruudahan kusoo rogtay Kenya.

1 – In dowladda Kenya ay faragelinta ka deyso Arrimaha Gudaha Soomaaliya,isla markaana si siman ula macaamiisho dadka Soomaaliyeed.

2 – In Kenya raali gelin ka bixiso inay kusoo xadgudubtay Hawada Soomaaliya

3 – In Kenya ogolaato inay dhoofsato wax soo saarka Soomaaliya, sida Kalluunka, Malabka, Hilibka iyo Caanaha iyo waxyaabaha kale ee muhiim ah.

4 – In Kenya ay laasho in duulimaadyada ka baxa Soomaaliya ugu baareyso Magaalada Wajeer ee gobolka waqooyi bari taas oo dhibaato weyn ay ku qabaan dadka ka baxa gudaha dalka Somaaliya.

Want your school to be the top-listed School/college in Nairobi?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Nairobi