04/11/2022
Ku soo dhawaada xarunta Cilmi baarista iyo la talin ee CMRC.
Adeegyadaa xarunta ka heli kaftana waxaa ka mid ah
Community analyst
04/11/2022
Ku soo dhawaada xarunta Cilmi baarista iyo la talin ee CMRC.
Adeegyadaa xarunta ka heli kaftana waxaa ka mid ah
10/07/2022
Guud ahaan muslimiinta calaamka, gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed meel walba oo ay joogaan, waxaan ugu hambalyaynayaa munaasabadda Ciidul Adxaa, oo ka mid ah maalmaha qiimaha badan ee ku jira bishan Carafo oo muslimiintu ay gutaan waajibaadka xajka, muujiyaan midnimadooda, sidoo kale ay sameeyaan acmaal wanaagsan oo ay ka mid yihiin soon iyo sadaqo badan.
Waxaan Alle ka baryayaa in uu inaga aqbalo acmaashii wanaagsanayd ee gudashada rukniga xajka, soonkii maalinta Carafo iyo sadaqada, sidoo kale na uu ciiddan ciiddeeda inagu gaarsiiyo dalkeenna oo nabad iyo barwaaqo ah, kuna sii tallaabsada horumar iyo xasillooni waarta.
CIID WANAAGSAN
23/01/2017
Shabaaab oo raageero u muujiyay Dr .faroole sheegeyna in Hubka dhiganyaan hadii libaxaas loo doorto madaxweynaha dalka.
Libaax ninkii arkaa yaqaan
21/03/2016
Supreme Leaders
Iran_Ayatollahi
Puntland_ faroole
27/12/2015
SHARAF DHAC UU GAAS UGAYSTAY HABLAHA REER PUNTLAND
...........................................................................................................
Gaas ayaa sameeyay dhacdo aan horay logu arag somalida dhexdeeda taas oo sharaf dhac iyo sumcad xumo ku ah dhanka somaliyada iyo diinta isalamka, kadib markii 4 istafka khaska ah ee Abdiweli gaas uu mid ka mid ah gabar ka dhigay.gabadhas oo ku dhexjirta niman taas oo lid ku ah diinta islamka.
ilaa hada lama oga Abdiwali Gaas wxuu kawado arintaas.
Jimce wanagsan dhaman umada somaliyeed ka ah meel kastoo aad jogtaan
OGAYSIIS
**************
ASC dhaman akhyaarta groupka, salan kadib waxaa dhaman akhyaarta groupka la ogaysinayaa in mardhow GROUPka laqaban doono doorasho xor iyo xalal ah, waxana akhyaarta laga codsanayaa in ay isku soo sharaxaan xilalka soo socda.
1. Gudoomiye
2.Gudoomiye ku xigeen
3. xoghaye
4. khasnaji
SHURUDAHA
1) waa in uu muwaadin puntlander ah yahy
2) waa in uu san qabyalayste ahyn
3) waa in uu go,aan leeyahy wax na hogaamin karaa
5) waa in uu Ugu yaraan haystaa shahada degree of social studies or its equivalent
6) CV
from group authority
01/08/2015
GUURA CAWAN DADKA REER
Waxaan dhamaan shacab waynaha reer puntland meel kastoo ay dunida ka jogaan ugu hanbalyaynaynaa dabal daga xuska 17 naad ee dhalashadii dowlada puntland.
Wxaan leenahy sanad guura cawan, sanadkaan sanadkiisa kale barwaaqo iyo hormar illahy hanagu gaarsiiyo.
Aaamiin.
From chairman of PSU