Murtida Maanta

Murtida Maanta SAAR KADIBNA GAREEY WAXAAD KA HELI DOONTAAN MURTIDA SOOMAALIDA IYO MAAD AAD KU MAADEY

28/01/2021

WARGELIN;

Ku soo dhawaada mar kale iyo barnaamijyadii taxanaha ahaa ee xarunta Abwaan Faarax Shuuriye ay idiin qaban jirtay, oon mid kale idiin wadno wargelintiisa.

Barnaamijka saddaxaad ee gugan wuxuu noqanayaa barnaamijka; ‘AYAANKA ABWAANKA’ kulaniisa afaraad, oo aan xus iyo xusuus uga dhigayno; laashin dr Xuseen Sh. Axmad ‘KADARE’: kaadirkii farqoridda afka Soomaaliga

Martida barnaamijku waxay kala yihiin: prof Cabdalla Mansuur, prof Cabdulqaadir ‘Ruumi’, prof Giorgio Banti, qoraa C/casiis ‘Xildhibaan’, abwaan Cismaan Cabdulaahi ‘Guure’, qoraa C/raxmaan M. Abtidoon, iyo qoraa Xasan ‘Shiribmaal’, waxaana xiriirindoona: abwaan Cabdirixiin H. Galayr.

Kulanku wuxuu dhicidoonaa fiidnimada talaado ay arbaco soo galayso, goorta 20:50 bariga Afrika, maalmisada bishuna tahay 02/02/2021.

Dhanka kale, kulanku wuxuu u dhicidoonaa habka is aragga tooska ah, ood naga daawan doontaan zoom meeting iyo facebook live, oo xarunta barteeda ayaan ku xiridoonnaa.

Maamulka Xarunta.
Mahdin badan.

01/10/2020
sadax walxaatosiin kutal sir xoow igatara ninsakaratul mood sugayee sir xoowigatara wan isla sugna su.aalqiyaamo sir xoo...
25/12/2016

sadax walxaato
siin kutal sir xoow igatara nin
sakaratul mood sugayee sir xoow
igatara wan isla sugna su.aal
qiyaamo sir xoow igatara sahal Ku
modi mayo siradkee dadyo diinta
illah manku dadalno waa danteyne
minan diday nirah waxan dugseyno
waa dab nareed

24/12/2016

Address

Section 1
Nairobi
25260

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Murtida Maanta posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category