NUUR Al bayaan

NUUR Al bayaan

Share

MACHADKA ONLINEKA EE BARASHADA QURAANKA KARIIMKA IYO CULUUMTIISA Join us to elevate with the Quran and learn its rulings and teachings.

مرحبًا بكم في صفحة مركز نور البيان لتحفيظ القرآن الكريم

نسعى في "نور البيان" إلى تعليم وتحفيظ القرآن الكريم عن بُعد بطريقة ميسرة وشاملة. نهدف إلى بناء جيلٍ قرآني متمكن، من خلال تقديم برامج تعليمية متميزة ودروس قرآنية يومية بإشراف نخبة من المعلمين المتخصصين.

انضموا إلينا لنرتقي معًا بالقرآن الكريم ونتعلم أحكامه وتعاليمه. Welcome to the NOOR ALBAYAN Quran Memorization Center
At NOOR ALBAYAN we aim

04/08/2024

يسرنا في مركز نور البيان أن نعلن عن بدء التسجيل في الحلقات الإلكترونية لتحفيظ القرآن الكريم.

نقدم برامج تعليمية مدمجة تشمل:

1.تحفيظ القرآن الكريم بالتجويد
2.تعليم الحديث الشريف
3.تعليم الأذكار
4.تعليم النورانية

تتم الحلقات عبر الإنترنت بإشراف معلمين متخصصين وحاصلين على إجازات قرآنية معتمدة.

انضموا إلينا لتكونوا جزءًا من هذه الرحلة المباركة

04/08/2024

𝗠𝗮𝗰𝗮𝗹𝗶𝗺𝗶𝗶𝗻𝘁𝗮𝗻𝗮

𝗠𝗮𝗰𝗵𝗮𝗱𝗸𝗮 𝗡𝘂𝘂𝗿 𝗔𝗟 𝗕𝗮𝘆𝗮𝗮𝗻 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗮 𝗗𝗶𝘆𝗮𝗮𝗿 𝗜𝗱𝗶𝗻𝗸𝘂 𝗮𝗵

Macalimaad Khibrad dheer u leh Barashada Qur’aanka Iyo Maamulida Macaahid Qur'aan Dal Iyo Dibad Muddo 4 illaa 10 sano
Xaafidaad Kitaabka illaaheey Dhamaantiis Heystaan Ijaasatu Axkaamu Tajwiid Iyo Ijaasatu Qiraaatu Xafs Bin Caasim

04/08/2024

𝗕𝗮𝗿𝗻𝗮𝗮𝗺𝗶𝗷𝘆𝗮𝗱𝗲𝗲𝗻𝗮

𝗠𝗮𝗵𝗮𝗱𝗸𝗮 𝗡𝘂𝘂𝗿 𝗔𝗟 𝗕𝗮𝘆𝗮𝗮𝗻 𝗪𝗮𝘅𝗼𝘄 𝗕𝗮𝗿𝗮𝘆𝗮𝗮 𝗔𝗿𝗱𝗮𝘆𝗱𝗶𝗶𝘀𝗮

1.Xifdinta Qur'aanka Kariimka oo Tajwiidsan

2. Barashada Axaadiista Nabawiga

3. Barashada Qaacida Nuuraniya Taas oo Fududeyneyso Aqrista Qur'aanka si Saxiix ah

4. Xifdinta Adkaarta Iyo Faa'iidooyinkeeda

04/08/2024

𝗛𝗮𝗱𝗮𝗳𝗸𝗲𝗲𝗻𝗮

Inaan Hormuud U Noqono Macaahida Barashada Qur'aanka Online kana Qeyb Qaadano Dhisida Jiil Cilmi Iyo Khibro uleh Kitaabka illaaheey Iyo Culuumtiisa Awoodna uleh ineey ku Faafiyaan Bulshada Dhexdeeda Cilmigeey Barteen.

04/08/2024

𝗠𝗮𝗰𝗵𝗮𝗱𝗸𝗮 𝗡𝘂𝘂𝗿 𝗔𝗟 𝗕𝗮𝘆𝗮𝗮𝗻 Waa Machad ku Takhasusay Barashada Qur'aanka Kariimka Iyo Culuumtisa si Online ah waxaana Bixinaa Brnaamijyo kala Duwan oo u Sahlaayo Ardayda ineey Bartaan Qur'aanka iyagoo Gurigooda Joogo.

𝗸𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗻𝗮𝗮𝗱𝗮 𝗯𝗼𝗴𝗴𝗲𝗲𝗻𝗮 𝘀𝗶 𝗮𝗮𝗱 𝘂𝗹𝗮 𝘀𝗼𝗰𝗼𝘁𝗶𝗶𝗻 𝗯𝗮𝗿𝗻𝗮𝗮𝗺𝗶𝘆𝗮𝗱𝗲𝗲𝗻𝗮 𝗜𝘆𝗼 𝘄𝗮𝘅𝗾𝗮𝗯𝗮𝗱𝗸𝗲𝗲𝗻𝗮

04/08/2024

𝗠𝗮𝗰𝗮𝗹𝗶𝗺𝗶𝗶𝗻𝘁𝗮𝗻𝗮

Machadka Nuur AL Bayaan waxaa diyaar idinku ah

Macalimaad Khibrad Dheer u Leh Barashada Qur’aanka Iyo Maamulida Macaahid
Qur'aan Dal Iyo Dibad Muddo 4 illaa 10 sano

Xaafidaad Kitaabka illaaheey Dhamaantiis Heystaan Ijaasatu Axkaamu Tajwiid

Iyo Ijaasatu Qiraaatu Xafs Bin Caasim

03/08/2024

𝗪𝗮𝘅𝗮𝗮𝗻 𝗞𝘂 𝗙𝗮𝗿𝗮𝘅𝘀𝗮𝗻𝗮𝗵𝗮𝘆 𝗜𝗻𝗮𝗮𝗱 𝗞𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗕𝗶𝗶𝗿𝘁𝗶𝗶𝗻 𝗕𝗼𝗴𝗴𝗲𝗲𝗻𝗮 𝗥𝗮𝘀𝗺𝗶𝗴𝗮 𝗲𝗲 𝗙𝗮𝗰𝗲𝗯𝗼𝗼𝗸

Machadka 𝗡𝘂𝘂𝗿 𝗔𝗟 𝗕𝗮𝘆𝗮𝗮𝗻 Wuxuu Dadaal ku Bixinayaa Barashada Qur'aanka Kariimka Iyo Culuumtiisa si Sahlan.

Hadafkeenu waa inaan Dhisno Jiil Aqoon u leh Qur'aanka Kariimka kuna Tarbiyeeysan Akhlaada Islamka Waxaana Diyaar Idiinkuugu ah Macalimaad Aqoon Iyo Khibro Dheer u Leh Tacliinta Qur'aanka Iyo culuumtiisa.

𝗡𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗕𝗶𝗶𝗿𝗮 𝘀𝗶 𝗮𝗮𝗻 𝘂𝗴𝗮 𝗠𝗶𝗱 𝗡𝗼𝗾𝗼𝗻𝗼 𝗜𝗻𝘀𝗵𝗮𝗮 𝗔𝗹𝗹𝗮𝗮𝗵 𝗔𝗵𝗹𝘂𝗹 𝗤𝘂𝗿𝗮𝗮𝗻

Want your school to be the top-listed School/college in Nairobi?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Nairobi