Markaz Ubay ibnu kacab Nairobi Section 3

Markaz Ubay ibnu kacab Nairobi Section 3 مسجد الإيمان

23/10/2025

muuqaal kooban oo ay soo jeedinayaan carruurta yar-yar ee Madrasada Ubay ibn Ka’ab iyagoo akhrinaya kitaabka barashada tajwiidka ee Tuxfatul-Atfāl.









16/10/2025

05/10/2025

Ardayda Madarasada Ubay bin Kacab ayaa soo bandhigay nashiidada caan baxday ee “Laysal Qariibu”, iyagoo muujinaya hibadooda, kalsoonida iyo jacaylkooda diinta Islaamka

08/09/2025

Ardayda yaryar ee Markazka Ubay binu Kacab ayaa soo bandhigaya nashiido Af-Soomaali ah oo ka tarjumaysa jacaylka diinta iyo qiimaha cilmiga. 🌙📖

02/09/2025

tuxfatul adhfaal

30/08/2025

kalmad ku saabsan suufida

26/08/2025

🕌 Jiilka Qur’aanka iyo xadiithka baranaya waa iftiinka ummadda iyo dhaxal sugan oo barako leh.
Ilaahay ha barakeeyo ardayda iyo macallimiinta dadaalka badan ku jira.

20/08/2025

📖✨ Ardayda markaz ubay ibnu kacab ayaa soo bandhigay nashiid qurux badan oo cinwaankeedu yahay: “Kitaabullahi Dastuuri”.
Codadkooda macaan iyo kalgacalka ay u qabaan Qur’aanka ayaa ka muuqda eray kasta oo ay qaadayaan. 🌹

15/08/2025

Arday yar yar oo ka tirsan markazkeena ayaa qaaday nashiido cod macaan oo xusuus gaar ah reebaysa. Dhageyso, oo qalbigaaga dejiso. 🎶

31/07/2025

Markaz Ubay ibnu kacab Nairobi Section 3

04/07/2025

Maanta waa sagaalka Muxaram || Bishan Muxaram fadligeeda Sh Ziyaad.

Address

19th Street Section 3
Nairobi
00610

Telephone

+254741370701

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Markaz Ubay ibnu kacab Nairobi Section 3 posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share