04/04/2026
Isku'aadka ee Dugsiga Al.anwaar.
Ex-Dhamme Yaasiin Cartan Dugsiga Al.anwaar Ex. Dhame Yaasiin Cartan waa Dugsi bixiya waxbarashada Dugsiyada Hoose, dhexe iyo Sare.
Waa Dugsi caan ku ah waxbarsho tayo sare leh iyo in uu soo saaro arday akhlaaq iyo ixtiraam ku dhex leh bulshada.
04/04/2026
Isku'aadka ee Dugsiga Al.anwaar.
19/03/2026
𝐂𝐈𝐈𝐃 𝐖𝐀𝐍𝐀𝐀𝐆𝐒𝐀𝐍
تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال.
BAHDA DUGSIGA AL-ANWAR
Midowga Ardayda Dugsiga Al.anwaar
24/02/2026
Ramadaan Mubarak
BAHDA DUGSIGA AL-ANWAR
21/02/2026
Mahad oo dhan Alle ayaa leh.
Waxaan halkan hambalyo iyo bogaadin uga dirayaa Iskuulka Al-anwar iyo ardayda qiimaha badan ee matalay, kuwaas oo ku guuleystay inay u soo gudbaan wareegga labaad tartammadii ay soo qabanqaabiyeen Universal TV iyo Idaacadda kulmiye (KNN).
Waxaan idiin rajaynayaa guul iyo horumar meel kasta oo aad ka qaybgashaan.
Guul wacan!
17/02/2026
Ramadaan Mubarak.
BAHDA DUGSIGA AL-ANWAR
17/02/2026
[Sawiro] waa ku saabsan ee Ramadaan uu Cabdulaahi Sheekh Adam u jeediyay Ardada Dugsiga Al.anwaar.
BAHDA DUGSIGA AL-ANWAR
12/02/2026
[Sawiro] Xafladda Abaalmarinta Tartanka Aqoonta Bisha Ramadaan ee Universal Somali TV 2024 iyo 2025.
31/01/2026
Tartan Aqooneedka Dugsiga Al.anwaar.
,
30/01/2026
Hambalyo Sakariye Xusni oo galay ee Tobanka Arday ugu Sareeya ee Dugsiga Al.anwaar ee Sanad Dugsiyeedka 2025/2026.
29/01/2026
Hambalyo Muniir Abuukar oo galay ee Tobanka Arday ugu Sareeya ee Dugsiga Al.anwaar ee Sanad Dugsiyeedka 2025/2026.
| Monday | 07:00 - 17:20 |
| Tuesday | 07:00 - 17:20 |
| Wednesday | 07:00 - 17:20 |
| Saturday | 07:00 - 17:20 |
| Sunday | 07:00 - 17:20 |