22/06/2023
Sedax Shay ee Caalamul Islam helagey.
1. Xadgudub Siyaasi ah, in koox yar talada Ummadda qabsatay inta ayaga udhow hoosta gashtay kuwa kalena ula dhaqmen sida xayawaanka. Culamadooda, Aqoonyanadoda, Cuqashooda, Siyaasintooda Odayaashoda la tuuro ama laiska fogeeyo.
2. Hantididii Ummadda oo ay booban kooxda yar ee xukunka haysta iyo inta ku harereysan. bulshada inteeda kale aysan lahayan wax xuquq ah.
3. In nidaamyadii Caalamul Islaam ay u hoggansanyihin oo ay daba socdan dowlado kale amarkoodana ay fuliyaan. Dadkeeda waxgaradka, Culamadooda, Odayaashoda IWM ah aysan u dheeg raaricinin.
Dr Abdalla nafisi
Adow Abdullahi