Puntland Student Association in Ethiopia

Puntland Student Association in Ethiopia Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Puntland Student Association in Ethiopia, Education, Nairobi.

Dhamaan jaaliyada reer puntland ee ku dhaqan itoobiya.  Waxaa halakan tacsi tiiraanya leh uga diraynaa Hamid wardheere ....
10/10/2018

Dhamaan jaaliyada reer puntland ee ku dhaqan itoobiya. Waxaa halakan tacsi tiiraanya leh uga diraynaa Hamid wardheere .
Ilahay ha unaxariisto ehelkiisa iyo awladiisana Samir iyo iimaan haka siiyo

Waxaan umahadcelinaynaa dhamaan jaaliyada reer puntland ee ku nool wadanka itoobiya.Sida hagar la aanta ah ee uga qayb q...
08/08/2018

Waxaan umahadcelinaynaa dhamaan jaaliyada reer puntland ee ku nool wadanka itoobiya.
Sida hagar la aanta ah ee uga qayb qaateen qabsoomida xuska 20aad ee asaaska dawlada puntland ee somaliya iyo qalin jabinta ardayda reer puntland.

22/07/2018

Asc dhamaan ardeyda iyo shacab ka reer Puntland ee ADDIS ABABA.
waxaan dhawaan sugeyna u diyaar garowga qalin jabinta ardeyda iyo xaflada 1 AUGUST , dhamaan ardeyda wax kabarata dalka ETHIOPIA.
Waxaan si rasmi ah usooqabaney GOLOBAL HOTEL.
Video gaan wa udiyaar garowga labada xafladood , sanadka waxay kaduwan tahay sanadadii h**e wax yaabo badan.
Waxan idin leenahay kasoo qeyb gal wanagaan .

13/05/2018

Wasiiru dowlaha Waxbarashada DPL iyo Wefdi uu hogaaminayo ayaa maalinta barito ah 14/5/2018 kasoodagaya Dalka Eithopia halkaas oo ay heshiisyo la xiriira Deeqaha waxbarasho kula soo geli doonaan Dowladda Eithopia.
Soodhawaada soodhawaada

Address

Nairobi

Telephone

+254745278550

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Puntland Student Association in Ethiopia posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Puntland Student Association in Ethiopia:

Shortcuts

Share

Category