27/07/2026
Kubaro English ka Online – Live Classes
Ma rabtaa inaad si kalsooni leh ugu hadasho Ingiriisiga?
Aflax Academy waxay kuu diyaarisay barashada English oo Live ah, oo ay dhigayaan macallimiin Soomaaliyeed si fududna kuu fahamsiinaya.
✅ Casharro Live ah
✅ Jadwal ku habboon dadka shaqeeya iyo ardayda
✅ Waxbarasho tayo leh oo online ah
✅ Meel kasta ayaad kaga qayb geli kartaa
Haddii aad rabto inaad horumariso English-kaaga, WhatsApp kaalay hada si aad u hesho faahfaahinta isdiiwaangelinta.
📱 WhatsApp: +254728316040
Aflax Academy – Barashada English-ka oo laguufududeeyay